Kismaayo (Raxanreeb online) – Diyaarad ka timid magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta ka degtay magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ka qaaday xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubbaland & Odayaal dhaqan, oo ay qaarkood ku dajisay magaalada Doolow ee gobalka Gedo oo ay xayiraad duulimaad saartay Dowlada Somalia. Sidoo kale diyaaradan ayaa u...
Day: January 19, 2025
DF oo safiirkii dalka Kenya ufadhiyay uyeertay kaddib safarkii Axmed Madoobe ee Kenya
Muqdisho (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeeratay safiirkeedii u joogay dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle. Sidoo kale, U yeerista safiirka ayaa la sheegey in ay la xiriirto safar uu shalay Kenya ku tagay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dowladdu ay saartay xannibaad dhanka socdaalka ah. Dhanka kale, Faahfaahin dheeri ah ma aysan bixin...
Soomaaliya oo cabasho uga gudbisay Kenya
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah cabasho uga gudbisay Kenya oo ay ku tilmaantay xad gudub aan la ogolayn oo hawadeeda lagu soo xad-gudbay taasoo ku saabsan in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi diyaarad laga leeyahay dalka Kenya sida ay Mustaqbal...
Somali Forces Seize Weapons and Vehicle Destined for Al-Shabaab in Beledweyne
Beledweyne, Somalia (Raxanreeb Online) – Somali National Army (SNA) forces, in collaboration with local security units, successfully intercepted weapons and a vehicle allegedly en route to the Al-Shabaab militant group in a coordinated operation in the Hiiraan region. The operation, conducted on the outskirts of Beledweyne, is being hailed as a significant success in disrupting...
Somalia Summons Kenyan Ambassador Over Jubaland Leader’s Departure Amid Tensions
MOGADISHU, Somalia – The Somali government has summoned Kenya’s ambassador to Mogadishu following Jubaland President Ahmed Madobe’s unexpected departure to Kenya on Friday. The move has heightened tensions between the federal government and the semi-autonomous Jubaland state, exposing deeper divisions over governance and regional autonomy. Madobe’s trip comes despite federal travel restrictions imposed on Jubaland...
Hub loo waday Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay.
Beledweyne (Raxanreeb online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Hiiraanbkaas oo ay si wadajir u sameeyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka. Howlgalka oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagu soo qabtay hub iyo gaari ku socday dhanka kooxda Al-Shabaab sida uu shaaciyay...
Wararkii ugu dambeeyay Xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Gaalkacyo.
Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii xalay ay is-rasaasayn halkaasi ku dhexmartay maleyshiyaad kasoo kala jeeda labo beel oo ku dagaalamay Galbeedka Mudug. Israsaasaynta oo ka dhacday xaafadda Garsoor ayay wararku sheegayaan inay ka dhalatay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamo ka socday maamulada...
Donal Trump oo fursad siiyay shirkadda Tiktok kahor inta aan laxirin xili maanta loo madlanaa in laxiro
New York (Raxanreeb online) – Madaxwenaha markale dib loo doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidi shalay shaaca ka qaaday, in ay aad ugu badantahay in uu barta bulshada ku xiriirto ee TikTok siin doono muddo 90-cisho ah, xilli lagu wado in maanta oo Axad ah uu gudaha Mareykanka ka dhaqan galo amar shuruud lagu...