Day: January 20, 2025

Home » Archives for January 20, 2025
Madaxweyne Ciro oo booqasho ku tagey Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliland
Post

Madaxweyne Ciro oo booqasho ku tagey Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliland

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa maanta socdaal shaqo ku tagey taliska ciidanka Asluubta ee Soomaaliland. Madaxweyne Ciro ayaa waxaa taliska ciidanka Asluubta kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanaka Asluubta Soomaaliland sareeye guud Axmed Cawaale Yuusuf, iyo sarakiisha qeybaha kala duwan ee ciidanka Asluubta Soomaaliland. Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliland sareeye gaas...

Clashes Between Erupt Somaliland and SSC Forces in Sool, Leaving Casualties
Post

Clashes Between Erupt Somaliland and SSC Forces in Sool, Leaving Casualties

Intense clashes broke out yesterday between Somaliland forces and SSC-Khaatumo forces in the Guumeys area near Oog, in the Sool region. The confrontation, marked by the use of various types of weaponry, resulted in significant casualties on both sides. The exact number of injured or deceased remains unclear, as neither side has released detailed reports....

Mogadishu Security Tightened Amid Rising Threat Concerns
Post

Mogadishu Security Tightened Amid Rising Threat Concerns

Security measures in Mogadishu have been significantly heightened, with intensified vehicle inspections at checkpoints managed by the Somali Police Force and National Intelligence and Security Agency (NISA). These efforts aim to ensure public safety and prevent potential threats to the capital. The enhanced vigilance follows a directive from senior security officials after recent incidents where...

Qarax miino ah oo lala eegtay cutubyo kamid ah ciidanka howlgalka ciribtirka argaxgisida Puntland
Post

Qarax miino ah oo lala eegtay cutubyo kamid ah ciidanka howlgalka ciribtirka argaxgisida Puntland

Tasjiic (Raxanreeb online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa oo ka imanaaya gobolka Bari, ayaa sheegaya in goordhaw qarax miino oo lala eegtay ciidamo katirsan maamulka Puntland, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sidoo kale, qaraxan miinada ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Tasjiic ee katirsan gobolka Bari, waxaana qaraxa...

Ciidanka Puntland oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay buuraha Calimiskaad
Post

Ciidanka Puntland oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay buuraha Calimiskaad

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada ciribtirka howlgalka argagixisda Puntland oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku dilay ajaanib ka tirsanaa maleeshiyaadka Daacish. Sidoo kale, war ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamada  hawlgalkaasi ku dileen xubno ka tirsan Daacish, balse saraakiishu ma bixin wax...

Dagaal udhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC oo ka dhacay deegaanka Guumeys
Post

Dagaal udhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC oo ka dhacay deegaanka Guumeys

Guumeys (Raxanreeb online) – Dagaal u dhaxeeyo ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo, ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanno ay isku hor fadhiyaan labada ciidan oo kuyaalla gobolka Sool, dagaalka ayaana ka dhashay khasaarooyin badan. Sidoo kale, dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Guumeys oo kuyaalla aagga Oog ee gobolka Sool, waxaana...