Davos, Switzerland — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is attending the World Economic Forum (WEF) in Davos, where he will deliver a speech highlighting Somalia’s progress, economic growth, and plans for sustainable development. His address will focus on the country’s efforts to strengthen infrastructure and foster international partnerships. President Mohamud will also be honored with...
Day: January 21, 2025
Ethiopian Troops Withdraw from Dinsoor, Raising Security Concerns
Ethiopian forces have officially withdrawn from military bases in Dinsoor, a key district in Somalia’s Bay region, sparking fears of a potential resurgence of Al-Shabaab militants. The withdrawal, confirmed Tuesday, comes after nearly a decade of Ethiopian-led security operations in the area. Local residents and officials are concerned about the vacuum left in one of...
Goob loo dalxiis tago oo kutaala dalka Turkiga oo dab xooggan ka kacay
Bolu (Raxanreeb online) – Dab xooggan oo ka kacay hoteel ku yaala magaalo dalxiiseedka Bolu ee dalka Turkiga ayaa sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana hadda bilowday baaritaanno lagu ogaanayo waxa dabkan dhaliyay. Sidoo kale, inta la xaqiijiyay 10-qof oo kamid ahaa dadkii hotelka ku sugnaa ayaa geeriyooday, halka ay dhaawacyo kala duwan...
Ciidamada Itoobiya oo billaabey dhaq-dhaqaaq ay uga baxayaan degmada Diinsoor
Diinsoor (Raxanreeb online) – Wararka ka imanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in saakay Ciidamada Itoobiya ka baxeen qaar kamid ah saldhigyadii ay halkaasi ku lahaayeen, waxaana dadka degaanka ay muujinayaan cabsi xoog leh oo ay ka qabaan in AS ay dib ula wareegto gacan-ku-heynta degmada Diinsoor ee gobolka Baay . Lama oga...
Saamiya Suluhu Xasan oo ku dhawaaqday in dalkeeda uu ka dilaacay Feyruska Marburg
Tanzania (Raxanreeb online) – Dalka Tanzaaniya , ayaa looga dhawaaqay in uu ka dilaacay Fayruska Marburg, kaas oo soo ritay qaar kamid ah dadka kunool dalkaasi, waxa ayna dowladda durba bilowday dedaalo looga hortagayo in feyruskaasi sii faafo. Sidoo kale, madaxweynaha dalka Tanzaniya Saamiya Suluhu Xasan, ayaa ku dhawaaqday in uu ka dilaacay dalkeeda Fayruska...
Dekadda Boosaaso oo laga dhoofiyay Xoolo aad utiro badan + Halka loo dhoofiyay
Boosaaso (Raxanreeb online) – Waxaa xalay dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, laga dhoofiyay xoolo aad u tiro badan, kuwaa kuwaa oo loo suuqgeynaayo dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Cumaan, waxaana xoolahan la dhoofiyay iska leh ganacsato Soomaaliyeed. Sidoo kale, xoolahan xalay laga dhoofiyay dekadda magaalada Boosaaso ayaa ahaa ku dhawaad 20-kun oo neef...