Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa buuraha gobolka Bari ka wada howlgal ay ku doonayaan in ay kusoo afjaraan kooxaha argagaxisada ee ku jira buurahaasi, gaar ahaan dagaalyahannada kooxda Daacish ee isugu jira Soomaalida iyo ajaaniibta. Sidoo kale, Puntland , ayaa hadda heshay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helocopter,...
Day: January 22, 2025
Dab ka kacay xarunta dambi baarista C.I.D
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dab xoogan oo xalay ka kacay dhismaha Xarunta Laanta Dambi baarista C.I.D, kaas oo si weyn looga dareemay caasimada.Dab xalay ka kacay xarunta dambi baarista C.I.D. Qoraalka booliska ayaa waxaa lagu sheegay in dabka uu ka dhashay koronto, isla-markaana uu...
Puntland Forces Make Gains Against ISIS in Calmiskaad Mountains
Raxanreeb Online – Fierce battles in the Calmiskaad Mountains between Puntland forces and ISIS militants have left nearly 20 people dead over the past three days, according to military sources. The clashes mark a significant phase in Puntland’s ongoing offensive to eliminate ISIS strongholds in the region. General Maxamud Maxamed Axmed, widely known as Faadhigo,...
President Hassan Sheikh Mohamud Receives Prestigious African Leadership Award
DAVOS, Switzerland – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has been awarded the African Presidential Leadership Award by Africa House during a ceremony in Davos, Switzerland. The award recognizes his exemplary leadership and unwavering dedication to advancing Somalia’s state-building efforts. Under President Mohamud’s leadership, Somalia has achieved significant milestones, including the lifting of a decades-long arms...
Wararkii ugu dambeeyay dagaaladii saddexda maalmood dhexmaray ciidanka Puntland & Daacish
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex maray buuraha Calmiskaad ciidamada Puntland iyo ururka Daacish ayaa laga soo warinayaa in ay ku dhinteen tiro ku dhow 20 qof oo labada dhinac ah. Sidoo kale, Afhayeenka ciidamada Puntland General Maxamud Maxamed ayaa sheegay inay Daacish kaga dileen ilaa iyo 7...
Kenya oo ka dhaaftay shuruudihii dal ku galka ee Afrikaanka marka laga reebo Soomaaliya iyo Liibiya
Nairobi (Raxanreeb online) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay meesha ka saartay shuruudaha eTA iyo dal ku galka ee dhammaan muwaadiniinta Afrikaanka ah, iyadoo aan lagu soo darin kuwa ka imaanaya dalalka Soomaaliya iyo Liibiya, iyadoo sabab looga dhigay arrimo amni. Talaabadan ayaa looga golleeyahay in lagu xoojiyo isdhexgalka gobolka iyo kor u qaadida...
Shirkadaha Diyaaradaha oo joojiyay dhammaan duulimaadyadii gudaha iyo dibadda
Muqdisho (Raxanreeb online) – Shirkadaha Diyaaradaha ee ka howlgala Soomaaliya ayaa joojiyay dhammaan duulimaadyadii gudaha iyo dibadda ee billaabay Arbacada, Janaayo 22, 2025, iyagoo ka cabanaya lacago dheeri ah oo ay ku soo rogtay dowladda Federaalka. Ururka ay ku midaysan yihiin hawl-wadeennada shirkadda Somali Airlines oo wakiil ka ahaa ku dhawaad 20 shirkadood oo duulimaadyo...
In ka badan 1,660 Qaxooti ah oo laga baajiyay safar ay Mareykanka ku tagi lahaayeen
Afgaanistaan (Raxanreeb online) – In ka badan 1,660 oo qaxooti ah oo u dhashay Afgaanistaan ah ayaa shalay laga joojiyay duulimaad u qaadi lahaa Mareykanka oo ay dib u dejin ka heleen, kaddib markii Trump uu soo saaray amar hakinaya qaxootiga Mareykanka uga imaanaya dibadda. Sidoo kale, Sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters, qaxootigan...