Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay hay’adaha ammaanka heer federaal iyo kuwa mamulada dalka ka jira, sidoo kale shirka waxaa qayb ka ah hay’adaha caalamiga ah ee...
Day: June 2, 2025
RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxweynaha Jabuuti
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaalnimada labada...
Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya oo ka jawaabtay eedeeynta madaxweynaha Ereteriya
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Itoobiya Caaisha Maxamed, ayaa ka hadashay hadal dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki, uu ku sheegay in Itoobiya ay soo iibsatay hub fara badan si ay u hesho Badda Cas. “Xukuumadda Abiy Axmed, waxa ay lacag badan ku bixisay soo iibsashada hub waxa ay raadineyaan...
Mucaaradka oo shuruud adag hordhigay ka qeyb galka gogosha uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madasha sama-tabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideeysan yihiin xubnaha Mucaaradka dowladda qaarkood, ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashiga ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay in ay qabsoomi doonto 15-ka Juun, 2025. Bayaan kasoo baxay shir ay uga tashanayeen sidii laga yeeli lahaa baaqa madaxweynaha, ayaa waxa ay soo jeediyeen sidii loogu...
Faaf faahin: Nin dab qabadsiiyay dad u doodayay la haystayaasha Yahuud ah
Mareykanka ( Raxanreeb Online) Lix qof ayaa ku dhaawacantay magaalada Boulder ee gobolka Colorado ee dalka Maraykanka kaddib markii dab la qabadsiiyay dad bannaan-baxa ka dhigayay halkaasi. Dadka la weeraray ayaa qabanayay dibad-bax ay kaga soo horjeedaan lahaystayaasha Israa’iil ee ku xidhan Qasa. FBI-da Maraykanka ayaa falkan ku tilmaantay mid argagixiso noqon kara. Dhacdadan ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay duqeymo laga fuliyay gobolka Bari
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay duqeymo xagga cirka ah oo lala beegsaday kooxda Daacish oo ka dagaalameysa deegaano katirsan gobolka Bari. Bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka oo kaashaneysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ay labo duqeyn oo cirka...





