Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasa Maxamed Xuseen ( Muungaab) ayaa lagu soo dhaweeyay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona kulan la qaatay Guddoomiyaha Xafiiska sii baneenaya Maxamed Axmed Amiir. Guddoomiye Muungaab, ayaa inta uu ku sugnaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu booqday Xafiisyada...