Day: June 4, 2025

Home » Archives for June 4, 2025
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka qeyb galay golaha aqalka sare ee dowladda Ruushka
Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka qeyb galay golaha aqalka sare ee dowladda Ruushka

Moscow ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku sugan magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa maanta ka qayb galay kulanka guud 591-aad ee golaha Federaalka (Aqalka Sare) ee dowladda Ruuska. Guddoomiyaha oo khudbad ka jeediyey kulanka ayuu kaga hadlay adkaynta labada Baarlamaan, isagoo si kooban...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay hoggaanka Ururada siyaasadda
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay hoggaanka Ururada siyaasadda

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka. Kulankan oo diiradda lagu saaray hirgelinta doorashada qof iyo cod, ayaa Madaxweynaha waxa uu uga warbixiyey dadaallada baaxadda leh ee 20-kii...

Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Trump iyo Elon Musk
Post

Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Trump iyo Elon Musk

Washington ( Raxanreeb Online) Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxeexa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo u uku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado. Aqalka Wakiillada bishii hore ayaa waxaa ansixiyay miisaaniyadda cashuur goynta oo gaadhaysa trillion Doollar iyo kharashaad badan oo ku baxaya difaaca yo weliba nidaamyo dawladda Maraykanka u...

MW Xasan Sheekh oo kulamo hordhac ah u ah gogosha la qaatay…
Post

MW Xasan Sheekh oo kulamo hordhac ah u ah gogosha la qaatay…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan madaxtooyada Qaranka kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Soomaaliyeed. Kulankan ayaa ah horudhac gogol-xaar u ah madasha wadatashiga qaran ee uu Madaxweynaha ku baaqay in la qabto 15-ka Juun 2025. Madaxweynaha ayaa kulanka ka sheegay in ay lama huraan tahay in...