Muqdisho (raxanreeb Online) Dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Caalamka Muslimka, ayaa si wadaji ah looga Ciiday maanta munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Adxa. Saalada Ciida ayaa waxaa laga oogay magaalooyinka waa weyn iyo deegaanada miyiga, ee Soomaaliya. Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay Masaajidada waa weyn, iyaga oo saaladda kaddib isugu hambalyeeynayay farxada munaasabadda Ciidul...