Day: June 14, 2025

Home » Archives for June 14, 2025
Mahad Salaad oo la wareegay xilka Agaasimaha Hay’adda NISA
Post

Mahad Salaad oo la wareegay xilka Agaasimaha Hay’adda NISA

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka ku qabsoontay Xarunta Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Gudaha...

Iran oo lagu eedeeyay qorsheyn weerar ka dhan ah Saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe
Post

Iran oo lagu eedeeyay qorsheyn weerar ka dhan ah Saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe

Iran ( Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka ee Fars News Agency oo ah mid si dhow ula xiriirta dowladda Iran ayaa sheegtay in milatariga Iran uu diyaarinayo qorshayaal weerar ah oo lagu bartilmaameedsanayo saldhigyada Mareykanka ee ku yaalla gobolka Bariga Dhexe. Warbixintu waxay tilmaamaysaa in tallaabadan ay tahay mid jawaab u ah “gardarada Mareykanka” iyo taageerada...

Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo gaaray degmada Balad-xaawo & Ujeedka
Post

Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo gaaray degmada Balad-xaawo & Ujeedka

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wefdi sare oo ka kooban wasiiro katirsan Dowladda Jubbaland, xildhibaano heer Federaal ah, iyo masuuliyiin kale oo heer Dowlad Goboleed ah, ayaa maanta gaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Soo dhaweynta Wefdigaan Waxaa hormuud ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland, Mudane Maxamed Axmed Cali, Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Maamulka...

RW Xamsa ” Xukuumadda waxa ay mudnaan gaar ah siineysa tayenta waxbarashadda dalka”
Post

RW Xamsa ” Xukuumadda waxa ay mudnaan gaar ah siineysa tayenta waxbarashadda dalka”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka, kaas oo sanadkan ay u fariisanayaan in ka badan 39,000, arday oo ku kala sugan gobollada dalka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta waxbarashada dalka, isaga...

Somalia Launches Nationwide Secondary Exams Amid Tight Security
Post

Somalia Launches Nationwide Secondary Exams Amid Tight Security

MOGADISHU (Raxanreeb Online) –The official nationwide Grade 12 secondary school examinations began this morning across Somalia, with a total of 34,400 students sitting for the tests, the Ministry of Education confirmed. This year’s candidates include 23,000 boys and 16,300 girls, hailing from districts and regions throughout the country—excluding Puntland and Somaliland, which operate separate education...

Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo si adag uga jawaabay Baaqyo uga yimid Caalamka
Post

Wasiirka arrimaha dibadda Iran oo si adag uga jawaabay Baaqyo uga yimid Caalamka

Iran ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan ayaa sheegay in baaqyada lagu dalbanayo in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ay is-xakameyso marka ay ka jawaabayso weerarrada Israa’iil ay yihiin kuwo “aan garowshiiyo lahayn”. Isagoo qoraal ku daabacay baraha bulshada ee Telegram, Seyyed Abbas Araghchi wuxuu faahfaahiyay kulan uu la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee UK, David...

dhimasho ka dhalatay weerarkii Iran ay ku qaaday Yahuuda
Post

dhimasho ka dhalatay weerarkii Iran ay ku qaaday Yahuuda

Hal qof ayaa ku dilay weerarkii aargoosiga ahaa ee Iran sida laga soo xigtay warbaahinta Maraykanka. Haweenay ayaa geeriyootay, afartan kalana waa ay ku dhaawacmeen gudaha Israa’iil, sida safiirka Israa’iil ee Maraykanku u sheegay CNN. Dhimashada waxaa sidoo kale warisay New York Times, oo soo xigatay afahayenka booliska Israa’iil kaas oo sheegay in haweeneyda la...