Moqokori, Somalia – Al-Shabaab militants launched a coordinated attack early Monday morning on the village of Gumare, located approximately 40 kilometers from Moqokori district in the central Hiran region. The assault began with a series of vehicle-borne improvised explosive devices (VBIEDs), followed by intense gunfire, according to local sources. The attack quickly escalated into a...
Day: July 7, 2025
Home » Archives for July 7, 2025
Post
July 7, 2025July 7, 2025Warar
Xaalada magaalada Nairobi oo saakay cakiran iyo dibadbaxyo…
Nairobi ( Raxanreeb Online) Waxaa saaka laga dareemayaa xiisad iyo cabsi xooggan magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo waaweyn, iyadoo la filayo in dibadbaxyo ay ka dhacaan maanta. Ciidamo ayaa aroortii lagu daadiyay waddooyinka, waxaana gebi ahaan la xiray marinada bartamaha magaalada (CBD), oo ay ka mid yihiin Waiyaki Way, Uhuru Highway, iyo qaybo ka...
Post
July 7, 2025July 7, 2025Warar
DEGDEG: Qarax goordhow ka dhacay degmada Moqokori
Moqokori ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaweyd qarax khasaaro geystay uu ka dhacay gudaha degmadaasi. Goob jogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lala beegsaday goob ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidamo katirsan macawiisleey....


