Switzerland ( Raxanreeb Online) Dhowr qof ayaa ku dhintay, qaar kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii qarax uu ka dhacay baar ku yaal goob loo dalxiis tago ee magaalada Crans-Montana ee dalka Switzerland, sida ay booliisku sheegeen. Qaraxu wuxuu dhacay 01:30 waqtiga maxalliga ah, sida ay booliisku ku sheegeen bayaan ay BBC-du heshay. Muuqaalo...

