Day: August 1, 2026

Home » Archives for August 1, 2026
AFRICOM Commander Dismisses Reports of U.S. Military Base in Berbera
Post

AFRICOM Commander Dismisses Reports of U.S. Military Base in Berbera

MOGADISHU (Raxanreeb Online) — The Commander of the United States Africa Command (AFRICOM), General Dagvin Anderson, has dismissed reports suggesting that Washington is considering establishing a military base in Berbera, Somaliland. Responding directly to the speculation, General Anderson stated that the United States has no plans to establish a military base in Somaliland. “There is...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib kulan wadajir ah oo Xildhibaanada Labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare isugu yimaadeen xarunta Villa Hargaysa. Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulanka ayaa ugu horreyn bogaadiyey Guddoonka iyo...

Somalia’s Federal Parliament to Open Eighth Session Amid Leadership Contest
Post

Somalia’s Federal Parliament to Open Eighth Session Amid Leadership Contest

MOGADISHU — The eighth session of Somalia’s Federal Parliament is expected to formally open today at Villa Hargeysa, where President Hassan Sheikh Mohamud will deliver the constitutionally mandated opening address. Members of both the House of the People and the Upper House returned to Mogadishu on Friday to attend the opening ceremony and resume parliamentary...

Ciidanka dowladda oo lagala wareegay deegaanka Teedaan
Post

Ciidanka dowladda oo lagala wareegay deegaanka Teedaan

Maxaas (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaray deegaanka Teedaan ee hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo dhinac ah iyo maleeshiyaad katirsan kooxda Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid kaddib markii xubno katirsan Al-shabaab, ay weerar ku qadeen...

Midowga Afrika oo dalbaday in taageero joogta la siiyo howlgalka AUSSOM
Post

Midowga Afrika oo dalbaday in taageero joogta la siiyo howlgalka AUSSOM

Addis Ababa (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku baaqay in la xoojiyo taageerada joogtada ah ee loo fidinayo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), isagoo sheegay in hawlgalku door muhiim ah ka qaato nabadda iyo amniga Soomaaliya. Isagoo ka hadlay shir uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee...

Kooxda Xuutiyiinta oo beeniyay in ay lacag ka qaataan Maraakiibta
Post

Kooxda Xuutiyiinta oo beeniyay in ay lacag ka qaataan Maraakiibta

Sanca ( Raxanreeb Online) Hay’adda Isku-xirka Arrimaha Badda ee ay maamulaan Xuutiyiinta Yemen, ayaa beenisay wararka sheegaya in kooxdu qorsheynayso in ay canshuur ama khidmad ka qaaddo maraakiibta ganacsiga ee mara Marinka Baab al-Mandab. Hay’addu waxay bayaan ay soo saartay Sabtidii ku sheegtay in “aan wax go’aan ah laga gaadhin arrintan, isla markaana maritaanka maraakiibta...

Taliyaha AFRICOM ““Marnaba ma jiro qorshe aan uga dhisanayno saldhig ciidan Somaliland”
Post

Taliyaha AFRICOM ““Marnaba ma jiro qorshe aan uga dhisanayno saldhig ciidan Somaliland”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin Anderson, ayaa ka jawaabay inay jirto suuragalnimo Mareykanka kaga dhisanayo saldhig milatari magaalada Berbera. Taliyaha oo aan ka leexleexan ayaa si toos ah uga jawaabay “Marnaba ma jiro qorshe aan uga dhisanayno saldhig ciidan Somaliland.” Sidoo kale Taliyaha ciidamada Mareykanka AfRICOM, ayaa...