Muqdisho ( Raxanreeb ) Shirka Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Isniin ah laga soo saaray war murtiyeed.
Shirkan waxaa ka qayb shirkan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul- goboleedyada kuwaas oo dood dheer ka dib isku raacay qodobo dhawr ah.
Qodobada ugu muhiimsan ee shirka laga soo saaray ayaa waxaa kamid ah sidii kooxda Al-Shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaan dhulka Soomaaliya iyo sidii loo fulin lahaa dhammaan heshiisyadii dhanka amniga ee horey loo kala saxiixday.






Leave a Reply