Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada daraawishta Puntland ay sameeyeen inta u dhaxeeysa deegaanada Turmasaale iyo Makadaan ee gobolka Bari. Taliska ciidamada Puntland, oo faah faahin ka bixiyay howlgalka ayaa sheegay in ay beegsadeen saldhig ay sugnaayeen kooxda Daacish ee buuraha Calmiskaad. Ciidamada ayaa sidoo...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Trump oo su’aal galiyey rabitaanka nabadda ee Putin
New York ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa su’aal galiyay rabitaanka Vladimir Putin ee ah in la soo afjaro dagaalka Ukraine ka dib markii uu la kulmay hogaamiyaha dalkaas Volodymyr Zelensky oo ay ka wada qeyb galeen aaska Pope Francis. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada markii uu ka baxay Rome, trump ayaa sheegay inuu...
Dowladaha Ruushka iyo Soomaaliya oo xoojinaya xiriirka ka dhaxeeya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wefi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka Mikhail Bondanov, ahna Ergeyga gaar ah ee madaxweynaha Ruusha u qaabilsan Bariga Dhexe iyo dalalka geeska Afrika. Wefdigan ayaa maanta la filaya inay kulamo kala duwan la qaato madaxda ugu sareeysa dalka....
Puntland President Welcomes Somali President’s Call for National Dialogue
Garoowe (Raxanreeb Online) — Puntland President Said Abdullahi Deni has welcomed the reconciliation initiative announced by Somali President Hassan Sheikh Mohamud, calling for a genuine commitment to resolving the political differences between the two sides. In a statement issued on Saturday, President Deni emphasized the necessity of bringing all parties together to address the ongoing...
Siciid Deni oo soo dhaweeyay gogoshii uu ku baaqay madaxweynaha dalka Xasan Sheekh
Garoowe ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo dhoweeyay gogoshii uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo tilmaamay in laga maarmaan ay tahay in ay isku yimaadaan si loo xaliyo khilaafka ka dhex jira labada dhina. Deni ayaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh, ka codsaday inuu...
Mareykanka oo digniin kasoo saaray khataro ku soo wajahan Itoobiya
Addis ababa ( Raxanreeb Online) Dawladda Maraykanka, ayaa digniin la xiriirka dhinaca ammaanka u dirtay muwaadiniinteeda ku nool magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Qoraalkan digniinta ah oo lagu faafiyey website-ka Safaaradda Maraykanka ee Addis Ababa, ayaa lagu sheegay in khatar amni-darro ay markasta iyo xili walba ka dhici karto gudaba magaalada Addis Ababa,...
Dad rayid ah oo ku geeriyooday tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay magaalada Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya tiro hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dadka deegaanka, ayaa sheegay in saddex hoobiye ay ku dhaceen xaafada Wadajir, hayeeshee mid kamid ah uu ku habsaday Guri ay dad rayid ah deganaayeen, waxaana ka...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo beesha Caalamka ugu baaqay in la taageero howlgalka AUSSOM
Kambaala ( Raxanreeb Online) Maxamuud Cali Yuusuf guddoomiyaha Ururka midowga Afrika, oo ka hadlayay shirkii ka dhacay magaalada Kambaala ee dalka Uganda, ayaa shaaciyay in la dhameystiray kala guurka ciidamada ATMIS, loona wareegay AUSSOM, balse ay jiraan caqabado aan weli xal laga gaarin oo dhinaca maaliyada ah. Guddoomiyaha oo ka hadlayay madasha ay goob joog...
Maamulka Jubbaland oo shacabkeeda uga digtay qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka
Kismaayo ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed ay soo saartay waraasaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland, ayaa loogu baaqay shacabka deegaanada Jubbaland in aysan qaadan kaarka aqoonsiga Qaranka, oo ay hirgelisay dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa lagu sheegay in Jubbaland aysan aqoonsaneeyn Kaarka aqoonsiga Qaranka, maadama uusan heysanin...
Baarlamanka Pakistan oo aflagaado ku tilmaamay eedeymaha Hindiya
Pakistan ( Raxanreeb Online) Aqalka Senate-ka ee Pakistan ayaa diiday eedaymaha Hindiya ee ah in Islamabad ay kula xiriiriso weerarka dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay maamulka Hindiya ee Kashmir, Talaadadii. Delhi ayaa sheegtay labo ama afar ka mid ah kuwa weerarka qaaday ay ahaayeen kuwa u dhashay Pakistan Qaraar ay ku midaysan...