Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu diyaarinayo ciidan Macawiisley weerarta Shabaab
Post

Gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu diyaarinayo ciidan Macawiisley weerarta Shabaab

Number 50 ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha deegaanka Number 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ciidan Macawiisleey ah oo Al-shabaab kula dagaalama deegaanada Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha deegaanka Number 50, ayaa ugu baaqay  Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, in ay Xukuumadda Dan-qaran in ay bixiso mushaarka ama garaamka ay qaadanayaan ciidanka deegaanka ee...

RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday Number 50
Post

RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday Number 50

Number 50 ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta deegaanka Number 50 Salaada Ciidul Fidriga kula Tukaday, Shacab ciidan iyo mas’uuliyiin katirsan dowad goboleedka Koonfur Galbeed. Wasiirka amniga gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, wasiirka Dekadaha Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa qeyb ka ahaa mas’uuliyiinta maanta Salaada...

Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciidayo
Post

Magaalada Muqdisho oo maanta si weyn looga Ciidayo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciidaya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya. Shacabka ku nool magaalada Muqdisho, ayaa isugu soo baxay waddooyinka waa weyn ee magaalada, iyga oo isugu  hambalyeeynayo  debaal degga iyo farxada Ciida. Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay Togga Miiraale oo kamid ah meelaha ay ku sugan yihiin Daacish
Post

Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay Togga Miiraale oo kamid ah meelaha ay ku sugan yihiin Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa maanta duqeyn cirkaa waxa ay maanta ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana duqeyntaas la sheegay in lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen kooxda Daacish. Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday Togga Miiraale oo la aaminsan yahay meelaha ay ku sugan yihiin horjoogayaasha Daacish, balse ilaa...

Somalia’s NISA Eliminates 21 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Operation
Post

Somalia’s NISA Eliminates 21 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Operation

Middle Shabelle – (Raxanreeb Online)Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has announced the successful conclusion of a joint military operation that led to the elimination of 21 senior Al-Shabaab members in the Geelgub area of Middle Shabelle. In an official statement, NISA confirmed that the operation targeted a high-level gathering of the extremist group...

Howlgal lagu dilay horjoogayaal katirsan Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Post

Howlgal lagu dilay horjoogayaal katirsan Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-shabaab, oo ka deegaanka Geelgub ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay NISA, ayaa lagu shaaciyay in howlgalka lagu dilay 21 xubin oo isugu jira horjoogayaal iyo dagaalamayaal katirsan Al-shabaab....

Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay
Post

Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay

Mynamar ( Raxanreeb Online) Ku dhawaad ​​24 saacadood ayaa laga joogaa markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay Myanmar, iyadoo saameyntiisa laga dareemayo ilaa dalka ay jaarka yihiin ee Thailand. Haddii aad hadda nagu soo biirayso, waa kuwan waxa aad u baahan tahay inaad ogaato: Dowladda Myanmar ayaa hadda ku dhawaaqday in ay sare u kacday...

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye Waaxeed xalay lagu dilay Muqdisho
Post

Wararkii ugu dambeeyay guddoomiye Waaxeed xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ciidamo katirsan dowladda oo xalay degmada Wadajir ku dilay guddoomiye Waaxeed katirsanaa degmadaasi. Alle hau naxariisto marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Sheekh Axmed, waxaana guddoomiye Waaxeed uu ka ahaa Waaxda Xalane ee degmada Wadajir. Goob jogayaal katirsan dadka deegaanka, ayaa inoo sheegay in...

Kalkaaliso Jarmal ah laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo
Post

Kalkaaliso Jarmal ah laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube ah, tan iyo markii la afduubtay. Kalkaalisada oo laga afuubtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay kooxaha afduubtay heystaan muddo 7 sanno ah, iyada oo aan la ogeyn halka...

Maxey kawada hadleyn safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ?
Post

Maxey kawada hadleyn safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag,...