Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa bilaabay howlgalo lagu baadi goobayo Ninkii u gefay Sheekh Cusmaan xidig oo shalay lagu aasay Magaalada Muqdisho. Dadka Soomaliyeed ee Muqdisho jogaa iyo Culimadaba ayaa siweyn uga falciliyay qoraal uu Baraha Bulshada ku faafiyay wadaad la yiraahdo Sheekh Ibraahim Ciyow. Maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo uu Imaam ka ahaa ayaa sheegay...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Ciidanka Dowladda degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Baay ka saaray Al-Shabaab halkaasi. Howlgalkan qorsheysan ee Al-Shabaab ka dhanka ah ee ka dhacay deegaanka Jameecada oo 25 KM u jira degmada Buurhakaba ayaa waxaa hadda ku sugan Xoogga Dalka, waxaana...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu is casilo
Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda Fedaraalka oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka. Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo ka mid ahaa Xildhibaanada weerarka...
laamaha amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay
Howlgal Wadajir oo iska kaashadeen dadka degaanka iyo Taliska ciidanka Booliska degmada Wanla-weyn waxa ay gacan ku soo dhigeen labo kamid Rag lagu Eedeeyay dhac ay u geysteen dad shacab ah. Raggaan la soo qabtay ayaa ku Eedeysan in ay dheceen ku dhawaad 70 Taleefoon gacanta Waxaana la geeyay oo lagu xiray saldhiga booliska degmada...
Xildhibaannada Digil iyo Mirifle oo ka baxay Kulanka Golaha Shacabka
In ka badan 50 Xildhibaan oo ah kuwa Digil iyo Mirifle ku Matala Dowladda oo shir degdeg ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa isla gartey tallaabada ay qaadayaan haddii 24-saac gudahooda lagu soo magacaabi waayo Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo Beeshooda ah. Kulankan aan caadiga ahayn oo muujinaya in dalka uu galay xaalada...
Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 39-aad guutada 5-aad qeybta 27aad iyo Ururka 10-aad ee Kumaandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka ayaa Ururka Al-Shabaab kula dagaalamay howdka degaano hoosyimado Murcudka ee gobolka Hiiraan. Saraakiishahowlgalka hoggaaminaya ayaa sheegay in Ciidanka ay guulo waa weyn ka gaareen Al-Shabaab ayna ka dileen ilaa shan iyo taban ka mid...
Xiisad ka taagan Garoonka Aadan-Cadde iyo Agaasime Koofi oo kusoo wajahan
Ciidamada amniga ayaa maanta adkeeyay amaanka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho iyadoo loo diidayo dadka doonaya in ay soo dhaweeyaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi oo kamid ahaa dadkii ay dambiga ku waysay Maxkamadda G/ Banaadir. Garoonka kaliya waxaa maanta loo ogolyahay shaqaalaha, dadka soo dagaya iyo kuwa ka...
WAR CUSUB: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulan xasaasi ah yeelanaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 2aad ee...
WAR CUSUB: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulan xasaasi ah yeelanaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 2aad ee...
Sheekh Cismaan Xidig oo ku geeriyooday Muqdisho iyo Madax kala duwan oo ka hadashay
Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Caalimkii weeynaa ee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig). Maalmihii la soo dhaafay ayuu Sheekha ku xanuun sanayay Magaalada Muqdisho, hayeeshee ugu dambeyn xalay Saqdii Dhexe uu geeriyooday, sida ay Warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah Ehelkiisa. Maanta ayaa waxaa la filayaa in...






