Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Kooxo hubeysan oo labo ruux ku dilay magaalada Garoowe
Post

Kooxo hubeysan oo labo ruux ku dilay magaalada Garoowe

Garoowe ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dabley hubeysan oo xalay lagu ruux oo shacab ah ku dilay magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa sheegay  in labada ruux la toogtay xili ay ku sugnaayeen hotel ku yaalla bartamaha magaalada Garoowe. Sidoo kale dableydii dilka geystay ayaa la sheegay in...

Madaxweynaha Puntland oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho
Post

Madaxweynaha Puntland oo lagu qanciyay in uu yimaado Muqdisho

Garoowe ( Raxanreeb Online) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa wada dadaal diblomaasiyadeed oo lagu xallinayo ismariwaaga siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda DFS iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka. James Swan ayaa gelinkii dambe ee shalay la kulmay Madxaweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, isagoona ku qanciyay in uu ka qeyb galo shirka Golaha Wadatashiga...

Khasaaro xooggan oo Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay Hiiraan
Post

Khasaaro xooggan oo Al-shabaab lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan- Somalia ( Raxanreeb Online) Waxaa sii kordhaya tirade dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab lee ooga dilay dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya Sheekh Abuukar Maxamed, ayaa warbixiyay khasaaraha ka dhashay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen deegaano ku yaalla xadka ay wadaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe....

ISIS Militants Clash with Puntland Forces in Deadly Night Assault
Post

ISIS Militants Clash with Puntland Forces in Deadly Night Assault

Boosaaso (Raxanreeb Online) — In the rugged highlands of Dhaasan, within the Cal Miskaad mountain range, a night of fear and fire unfolded as ISIS-affiliated militants launched a coordinated attack on a Puntland military base, officials said Saturday. The assault, which began with a series of loud explosions, targeted the 2nd Division of Puntland’s elite...

Ciidanka Puntland oo guul ka sheegtay dagaal ka dhacay buuraha Calmiskaad
Post

Ciidanka Puntland oo guul ka sheegtay dagaal ka dhacay buuraha Calmiskaad

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Sida ay wararka sheegayaan Xubno ka tirsan kooxda daacish ayaa werar culus oo qaraxyo ku bilawday  ku qaaday saldhig ciidamada Puntland, ay ku leyihiin deegaanka dhaasan ee buuraleyda Calmiskaad. Dagaal saacada badan socday ayaa halkaasi ka dhacay waxaana jira khasaaro labada dhinac soo gaaray iyada oo ay wararka sheegayaan in gudaha...

Maxey kawada hadleyn MW Xasan Sheekh iyo madaxa howlgalka AUSSOM ?
Post

Maxey kawada hadleyn MW Xasan Sheekh iyo madaxa howlgalka AUSSOM ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saacadihii lasoo dhaafay wuxuu magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay  wakiilka KMG ah ee howlgalka Afrika ee AUSSOM, Adebayo Kareem. Kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM, si gaar ah dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa u...

Kulankii golaha shacabka oo maanta baaqday
Post

Kulankii golaha shacabka oo maanta baaqday

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta baaqday kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kaasi oo todobaadkii hore ku soo dhammaaday buuq iyo fodwo. Farriin loo diray xalay xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay  in uu baaqday kulanka, balse maalinta Isniinta ah uu furmi  doono. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadooda yeesha maalmaha Sabtiga, Isniinta iyo Arbacada. Sidoo kale...

Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka
Post

Wasiiro katirsan xukuumadda oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada Baarlamaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa uu ka mamnuucay fadhiyada golaha shacabka. Qoraalka kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha, ayaa lagu sheegay in sababo amni darteed mas’uuliyiinta, waxaana guddiga xeer-hoosaadka golaha shacabka uu ka codsaday in ay ka soo talo...

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Post

MW Xasan Sheekh oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku amaanay shaqaalaha Soomaaliyeed dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ee ay ka qaadanayaan horumarinta dalka, dowlad-dhisidda, iyo difaaca Qaranka. “Waxaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka
Post

20 Xildhibaan oo laga joojiyay in ay xaadiraan fadhiyada golaha shacabka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed. Warqad qoraal ah oo kasoo baxday guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa lagu sheegay in 20 xildhibaanka looga mamnuucay kulamada Baarlamaanka sababo la xiriirta amni darro darteed. Guddoomiyaha ayaa...