Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle Muuse Salaad wehliye oo ay wehliyaan wasiir dowlaha Cadaalada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan oo safar shaqo ku Joogay Degmada Feer-feer Soomaaliya si xal rasmi ah loogu helo Colaad beeleed waayahaan ka taagneyd deegaan-ka Midaas oo xal hordhac ah laga gaaray si loo helo Jawi...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
DEG DEG:- Golaha Shacabka oo Mooshin la horkeenay kana doodaya Maanta
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Lagu wadaa in Maanta xarunta Villa Hargeysa ay ku yeeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah oo todobaadkiiba Saddex jeer ay yeeshaan Kulamada. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay kala yihiin: 1. Ka...
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dhibaato kajirta Gobolada dalka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedyada ka socda qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya, kaas oo u dhaxeeya maleeshiyo Beeleedyada wada dega Gobolada dalka. Deni oo hadal ka jeedinayay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in xukunka dalka aan lagu gaari Karin in dhiig la daadiyo, taas bedelkeedana looga...
Al-Shabaab oo weerar ku qaday Saldhigyo kuyalla Jubbada Hoose iyo dagaal ka socda
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar saaka Waaberihii hore Xubno katirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen Saddex Saldhig oo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Weerarada ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaannada Biilo-Xaaji oo Bilo ka hor laga saaray Al-Shabaab, degaannada Harboole iyo...
Maxaa sababay in Madaxweyne Biden uu ka haro tartanka doorashada Mareykanka?
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray ololihiisa dib u doorasho. Biden ayaa qoraal uu soo dhigay barta X ku sheegay inuu sii wadi doono xilkiisa madaxweynaha Mareykanka iyo taliyaha guud ee ciidamada, illaa muddo xileedkiisa uu ka dhammaanayo bisha Janaayo ee...
XOG CUSUB: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xildhibaannada Direed
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta qaabilay xildhibaanada Beesha Direed, oo dood xoogan ka qaba magacaabida RW kuxigeen 2-aad, waxaana Xassan Sh uu sheegay in ay wada hadalada sii wadi doonan, horayna uu balankan siyaasadeed u galay. Madaxweynaha ayaa dooda xildhibaanada ee magacaabida RW kuxigeen 2-aad uga jawaabay, in aysan hadda jirin wax dhaw, laakiin ay xildhibaanadu...
RW Xamse oo u duulay dalka Qatar, xilli mooshin laga wado
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dalka Qatar kaga qeybgali doona shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed, waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sido kale kulamo muhiim ah la...
Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax ay wadeen
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo sitay gaari nooca lagu magacaabo Succeed ayuu goor dhow qarax kula kacay deegaan lagu magacaabo Laaggan oo u dhexeeya deegaanada kala ah Guduudey iyo Buulo-bacaad oo ka tirsan gobolka Jubada hoose. Sida aanu xogta ku helnay gaariga qaraxu haleelay waxaa saarnaa shan Xubnood oo kamid ah Al-Shabaab, waxaana ay wadeen...
Dowladda Soomaaliya oo Raashin dhacay ku celisay dalkii laga keenay
Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa qaaday tallaabo culus oo ku aadan Raashin dhacay oo 7-bishii Maarso ee sanadkaan lagu qabtay dakadda magaalada Muqdisho, kaas oo la doonayay in loo suuq geeyo suuqyada dalka. Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed oo daba-gal ku sameysay raashinkan oo uu noociisu ahaa Bur ayaa ogaatay in uu yahay mid dhacay, kaas oo...
Booliska G/Banaadir oo baadi goobaya Sheekh sheegay hadal laga carooday
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa bilaabay howlgalo lagu baadi goobayo Ninkii u gefay Sheekh Cusmaan xidig oo shalay lagu aasay Magaalada Muqdisho. Dadka Soomaliyeed ee Muqdisho jogaa iyo Culimadaba ayaa siweyn uga falciliyay qoraal uu Baraha Bulshada ku faafiyay wadaad la yiraahdo Sheekh Ibraahim Ciyow. Maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo uu Imaam ka ahaa ayaa sheegay...