Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Ciidanka Dowladda degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
Post

Ciidanka Dowladda degaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Baay ka saaray Al-Shabaab halkaasi. Howlgalkan qorsheysan ee Al-Shabaab ka dhanka ah ee ka dhacay deegaanka Jameecada oo 25 KM u jira degmada Buurhakaba ayaa waxaa hadda ku sugan Xoogga Dalka, waxaana...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu is casilo
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay in uu is casilo

Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha dowladda Fedaraalka oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka. Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo ka mid ahaa Xildhibaanada weerarka...

laamaha amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay
Post

laamaha amniga oo Gacanta ku dhigay Burcad dhac geysatay

Howlgal Wadajir oo iska kaashadeen dadka degaanka iyo Taliska ciidanka Booliska degmada Wanla-weyn waxa ay gacan ku soo dhigeen labo kamid Rag lagu  Eedeeyay dhac ay u geysteen dad shacab ah. Raggaan la soo qabtay ayaa ku Eedeysan in ay dheceen ku dhawaad 70 Taleefoon gacanta Waxaana la geeyay oo lagu xiray saldhiga booliska degmada...

Xildhibaannada Digil iyo Mirifle oo ka baxay Kulanka Golaha Shacabka
Post

Xildhibaannada Digil iyo Mirifle oo ka baxay Kulanka Golaha Shacabka

In ka badan 50 Xildhibaan oo ah kuwa Digil iyo Mirifle ku Matala Dowladda oo shir degdeg ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa isla gartey tallaabada ay qaadayaan haddii 24-saac gudahooda lagu soo magacaabi waayo Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo Beeshooda ah. Kulankan aan caadiga ahayn oo muujinaya in dalka uu galay xaalada...

Post

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 39-aad guutada 5-aad qeybta 27aad iyo Ururka 10-aad ee Kumaandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka ayaa Ururka Al-Shabaab kula dagaalamay howdka degaano hoosyimado  Murcudka ee gobolka Hiiraan. Saraakiishahowlgalka hoggaaminaya ayaa sheegay in Ciidanka ay guulo waa weyn ka gaareen Al-Shabaab ayna ka dileen ilaa shan iyo taban ka mid...

Xiisad ka taagan Garoonka Aadan-Cadde iyo Agaasime Koofi oo kusoo wajahan
Post

Xiisad ka taagan Garoonka Aadan-Cadde iyo Agaasime Koofi oo kusoo wajahan

Ciidamada amniga ayaa maanta adkeeyay amaanka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho iyadoo loo diidayo dadka doonaya in ay soo dhaweeyaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi oo kamid ahaa dadkii ay dambiga ku waysay Maxkamadda G/ Banaadir. Garoonka kaliya waxaa maanta loo ogolyahay shaqaalaha, dadka soo dagaya iyo kuwa ka...

Post

WAR CUSUB: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulan xasaasi ah yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1.  Akhrinta 2aad ee...

Sheekh Cismaan Xidig oo ku geeriyooday Muqdisho iyo Madax kala duwan oo ka hadashay
Post

Sheekh Cismaan Xidig oo ku geeriyooday Muqdisho iyo Madax kala duwan oo ka hadashay

Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Caalimkii weeynaa ee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig). Maalmihii la soo dhaafay ayuu Sheekha ku xanuun sanayay Magaalada Muqdisho, hayeeshee ugu dambeyn xalay Saqdii Dhexe uu geeriyooday, sida ay Warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah Ehelkiisa. Maanta ayaa waxaa la filayaa in...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay qaraar culus iyo xogo laga helayo
Post

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay qaraar culus iyo xogo laga helayo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Golaha ayaa kulanka aan caadiga ahayn ee caawa ku soo saaray Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga Hubka iyo Saanadda Ciidanka ee loo yaqaan (Cir-toogte), iyaga oo ansixiyey Siyaasadda Iibka Hubka, Rasaasta iyo...