Muqdisho Kaddib muddo labo Isbuuc ah madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa dib ugu labtay magaalada Kismaayo, kaddib markii Shalay ay fashilmeen wadahadaladii u dhaxeeyay Mucaaradka iyo Dowladda federaalka. Xubno ka tirsan Madaxtooyadda Jubaland ayaa inoo xaqiijiyey in Axmed Madoobe iyo Wafdigiisiiba ay dib ugu laabteen Kismaayo, iyagoon wax natiijo ah kala laaban wadahadaladii...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Maxey tahay ujeedka wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Sacuudiga uu u tagay Itoobiya ?
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Boqortooyada Sacuudi Careebiya ayaa markale dalka Itoobiya u dirtay wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Waleed A. M. Elkhereiji, waxaana qaabilay wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya Gideon Timothewos, Waleed ayaa dhawaan kasoo laabtay Asmara- Eritrea. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xiriirka 2 geesoodka ah ee u dhexeeya Itoobiya iyo Sacuudiga, iyadoo labada...
Kulan lagu xoojinayo amniga deegaanada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga, dardargelinta howl-gallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah, iyo adkaynta wada-shaqeynta hay’adaha amniga. Shirka waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed,Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo...
Mucaaradka oo xaqiijiyay inuu burburay shirkii kala dhaxeeyay dowladda federaalka ( War-saxaafadeed)
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulan saacado badan qaatay kaddib Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa soo war-saxafadeed ka kooban dhowr qodobo oo ay ku faah faahiyeen waxyaabaha keenay fashilka kulamadii ay la qateen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Golaha Mustaqbalka, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin in shacabka Soomaaliyeed uu ku war-gelinayo in wada-hadaladii ay kula jireen...
Amid Somalia Political Talks Collapse, U.S. Warns of Instability
Mogadishu (Raxanreeb Online) — A day after talks between the Federal Government of Somalia and the Council for Somalia’s Future concluded without agreement, a series of separate, behind-the-scenes meetings have commenced in Mogadishu between government officials and opposition figures aimed at resolving the disputed issues. In a statement released by the U.S. Embassy in Somalia,...
Safaaradda Mareykanka oo ku baaqday in xal ay gareen mucaaradka iyo dowladda federaalka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Tan iyo markii shalay kulankii u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka uu ku soo dhammaaday natiijo la,aan, ayaa magaalada waxaa ka biloowday kulamo gaar gaar ah oo ay lee yihiin dowladda iyo mucaaradka kaasi oo dhinacyadu uga hadlayaan in sidii loo xalin lahaa arrimaha ay isku hayaan. Qoraal kasoo baxay...
Golaha Mustaqbalka oo kulan xasaasi ah uga socdo Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha mustaqbalka Soomaaliya, ayaa kulan ugu soconaya the Airport hotel oo ku yaalla xeyndaabka Xalane ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa la sheegay in maanta uu yahay mid xasaasi ah oo xubnaha uga arrinsanayaan xaalada siyaasadeed ee sii cakir-meysa, kaddib markii shirkii u dhaxeeya dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka uu shalay natiijo...
SOMALIA: Opposition Leaders Meet in Mogadishu After Talks With President Collapse
MOGADISHU — The leadership of the Somali Future Council is scheduled to convene in Mogadishu on Monday, with officials also planning a separate closed-door session inside the Halane compound, as political tensions sharpen following the collapse of negotiations with President Hassan Sheikh Mohamud, sources said. The meeting follows Sunday’s talks between the Council and the...
Shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo mucaaradka oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirkii u dhexeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ee maanta ka qabsoomay Villa Somalia, ayaa kusoo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin qodobadii miiska saarnaa. Kulanka oo qaatay waqti dheer ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray hannaanka doorashada dalka iyo qodobada la xiriira Dastuurka.,...
Baarlamaanka labada aqal oo soo gaba-gabeeyay ka doodista Cutubka 9-aad ee dastuurka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 21-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare...







