Qoysas badan oo ka soo barakacay gobollada abaaruhu ay ka jiraan ayaa soo gaaray duleedyada magaalada Muqdisho.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay danjiraha China
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda China Fea Shengchao.
Goobaha waxbarashada dalka Filibiin ayaa dib loo furay kaddib Covid-19
Waddanka Filibiin Malaayiin carruur ah oo ku nool Filibiin ayaa ku laabtay dugsiyada hoose iyo sare fasalladoodii ugu horreysay ee tan iyo markii uu faafay Caabuqa COVID-19 uu ku dhacay laba sanno ka hor
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed kaasi oo laga dhisayo degmada Matabaan.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo soo saaray amarro qofka dhinta
Muqdisho (Raxanreeb) Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa sheegay marka uu geeriyoodo
Ra’isulwaare Xamsa Barre oo ballan qaad sameeyay
Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay saqdii dhexe booqday isbitaallada lagu daaweynayo dhaawacyadii weerarkii Hotel Xayaat magaalada Muqdisho.
Local TV camera-journalist shot and injured by Haramcad police while covering Mogadishu hotel attack
Local TV camera-journalist shot and injured by Haramcad police while covering Mogadishu hotel attack
Baarlamaanka Jubbaland oo muddo kordhin 1 sanno u sameeyay Axmed Madoobe
Kulan ay maanta yeesheen golaha wakiillada Jubbaland ayaa lagu ansixiyay in muddo kordhin 1 sanno ah loo sammeeyo labada gole fulinta iyo baarlamaanka.
Wasaaradda caafimaadka oo soo bandhigtay tirada dhimasho ee hotel Xayaat
Wasiirka caafimaadka ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dhimashada ee ka dhashay weerarkii Hotel Xayaat ay ku qaadeen Ururka Al-Shabaab
Deg Deg: Taliyaha booliska Soomaaliya oo shir jaraa’id uga war bixiyay weerarkii hotelka Xayaat
Taliyaha booliska Soomaaliya, Cabdi xasan Maxamed (Xijaar), ayaa sheegay inay soo gaba gabeeyeen, Ciidamada ammaanka weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen hotel Xayaat, KM4 Muqdisho.