Linda Yaccarino, oo ah madaxa cusub ee shirkadda baraha bulshada ee Twitter-ka ayaa shaqo billowday kahor intii la filayay.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Akhriso: dhibane dhowaan lagu jir dilay xarunta ciidanka Taraafikada oo sheegay arrin layaab leh
Dhibane Ismaaciil Cabdi Cadaawe oo maalmo ka hor baraha bulshada lagu faafiyey muuqaalkiisa, iyadoo ay jir dilayaan ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada ayaa bixiyey wareysigii ugu horeeyey.
Qaar badan oo kamid ah haweenka Afgaanistaan oo ku fakaraya inay isdilaan
"Waxaan rabaa in qof uun codkayga maqlo, xanuun baa i haya, mana aha wax keligay igu kooban," arday jaamacadeed oo Afgaanistaan ka tirsan ayaa nagu yidhi, iyadoo ilmeyseysa ilmaynaya.
Taliska Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Taliska Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay 10 xubnood oo la sheegay in ay katirsanaa Al-shabaab ku waas ka soo goostey kooxda.
Axmed Madoobe oo ka furay Kismaayo Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha Bin’aadamnimada
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada, kaas oo ay ka qeyb galayeen Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada.
Aadan Madoobe oo safar ku jooga dalka Sucuudiga + ujeeddada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.
Madaale oo dhagax dhigay waddo loogu magacdaray Madaxweyne Cali Mahdi
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagaxdhigay Waddo Laami ah oo loogu magacdaray Allaha u naxriisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Qorshaha UK ee soogalootiga sharci darrada ah oo ay lacago badan kubaxayaan
Kharashka lagu haynayo iyo masaafurinta dadka sharci darada ku imaanaya UK doomaha yar yar ee hoos imanaya sharciga cusub ee la qorsheeyay ayaa noqon kara lacag dhan £6bn labada sano ee soo socota. Sida ay saadaasha dawladda UK saadlisay.
Tirada dadka ilaa hadda ka baxay Ruushka
Dad u dhashay dalka Ruushka oo gaaraya boqolaal kun ayaa la asheegay in ay dalkooda isaga tageen tan iyo markii uu bilowday duulaanka ballaaran ee lagu qaaday dalka Ukraine.
In ka badan 50 qof ayaa ku dhintay shil tareen oo ka dhacay dalka Hindiya
Shilkii ugu khasaaraha badnaa ayaa ka dhacay Dalka Hindiya taariikhda inta la xusuusto waxaana isku dhacay saddex tareen oo ay la socdeen dad badan, ugu yaraan 288 ruux ayaa geeriyootay halka ay dhaawacmeen in ka badan 900 oo kale.