Author: mowliid A (mowliid A)

RW Xamza Oo Ku Wajahan Raaskambooni Iyadoo Ay Ka Taagan Yihiin Xiisada dowlada Iyo Jubbaland.
Post

RW Xamza Oo Ku Wajahan Raaskambooni Iyadoo Ay Ka Taagan Yihiin Xiisada dowlada Iyo Jubbaland.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa la filayaa inuu maanta u safro deegaanka Raaskambooni oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland sida ilo-wareedyo kala duwan ay u xaqiijiyeen warbaahinta. Ka hor booqashadiisa waxaa Raaskambooni horay u gaaray Taliyaha Qeybta Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Saraakiil ka...

Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo.
Post

Jubaland oo beenisay in Itoobiya ay hub ka dejisay magaalada Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa sheegay in been abuur ay tahay eeda katimid dhinaca Dowladda Federaalka ee ah in laba duulimaad ay Kismaayo Sabtidii ka sameeysay Ethiopian Airlines ay ka dejisay hub. Wasiir Dhuumaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Dowladda Federaalka iyadoo aan cadeeyn...

Xooggaga lawareegay Syria oo bandow kusoo rogay Dimishiq
Post

Xooggaga lawareegay Syria oo bandow kusoo rogay Dimishiq

Dimishiq (Raxanreeb online) – Bandow ayaa lagu soo rogay Dimishiq kaasoo bilaabmaya 4-ta galabnimo xilliga maxalliga ah. Bandowga ayaa la filayaa inuu sii socdo ilaa 5-ta subaxnimo wakhtiga maxaliga ah sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Jabhadda la wareegtay talada dalka Suuriya. Dadka ayaa bilaabay inay faarujiyaan waddooyinka markii lagu dhawaaqay bandowga Dadka ku...

15 xildhibaan oo Jubaland iyo Puntland oo ganaax iyo kulan ka joojin la isugu daray
Post

15 xildhibaan oo Jubaland iyo Puntland oo ganaax iyo kulan ka joojin la isugu daray

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka (Golaha Shacabka) Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta ganaax lacag ka jaris iyo ka joojin ka qeybgalka kulamada baarlamaanka ku soo rogay 15 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada la beegsaday ayaa isugu jira qaar laga soo doortay Jubaland iyo Puntland. Labada maamul ayaa waxaa khilaaf xooggan uu kala...

Booliska Uganda oo isu diyaarinaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Post

Booliska Uganda oo isu diyaarinaya howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Kampala (Raxanreeb online) – 117 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Uganda, oo ka kooban 32 haween ah, ayaa billaabay qiimeyn adag oo ka hor inta aan la keenin, si ay ugu diyaar garoobaan howshooda soo socota ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Habka qiimaynta, oo loogu talagalay in lagu tijaabiyo...

Dabaageyo ka bilowday Dimishiq iyo mucaaradka oo ku dhawaaqay go’aano lama filaan ah
Post

Dabaageyo ka bilowday Dimishiq iyo mucaaradka oo ku dhawaaqay go’aano lama filaan ah

Dimishiq (Raxanreeb online) – Shacabka dalka Siiriya ayaa billaabay inay ku dabaaldagaan Fagaaraha Ummayad ee bartamaha magaalada Dimishiq, halkaasoo ay ku yaallaan wasaaradO dhowr ah sida, wasaaradda difaaca iyo xarumaha taliska ciidamada ka dib markii Xukunka laga tuuray Madaxweyne Asad. Sidoo kale magaalooyinka kale ee dalkaas ayaa waxaa ka socda isku soo baxyo loogu dabaaldegayo...

Diyaarad Milateri oo siday saraakill Itoobiyaan ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka degtay Kismaayo
Post

Diyaarad Milateri oo siday saraakill Itoobiyaan ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka degtay Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb online) – Warar lagu kalsoonyahay oo ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in diyaarad milateri ay ka degtay halkaas, taas oo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya. Sidoo kale, Saraakiishan ayaa u tagay halkaas la kulanka madaxda Jubbaland oo haatan wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay khilaafka sii xoogeysanaya ee kala...

DEG DEG: Kooxaha mucaaradka Suuriya oo lawareegay gacan ku heynta wadankaas
Post

DEG DEG: Kooxaha mucaaradka Suuriya oo lawareegay gacan ku heynta wadankaas

Dimishiq (Raxanreeb online) – Kooxda fallaagada Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar Al Asad oo dalkaasi soo xakumayay muddo dheer, kaddib marki ay gudaha u galeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in Bashar Asad uu ka cararay waddanka isla markaana...

Shirkadda TikTok oo hal tallaabo u jirta in laga mamnuuco Mareykanka.
Post

Shirkadda TikTok oo hal tallaabo u jirta in laga mamnuuco Mareykanka.

New York (Raxanreeb online) – TikTok ayaa lumisay dalabkeedii ahaa inay baabi’iso sharci sababi kara in madal laga mamnuuco Mareykanka. Maxkamad rafcaan oo Mareykan ah ayaa ku taageertay sharciga go’aanka Jimcihii. Diidmada dooda TikTok ee ah in sharcigu yahay mid aan dastuuri ahayn, garsoorayaashu waxay ogaadeen in sharcigu “aan ka hor imanayn wax ka beddelka...

Ciidamada Jubbaland oo Hubka lidka Diyaaradaha ku garaacay Diyaarad siday Shixnad Milateri oo u socotay Ciidamo ku sugan Raaskambooni.
Post

Ciidamada Jubbaland oo Hubka lidka Diyaaradaha ku garaacay Diyaarad siday Shixnad Milateri oo u socotay Ciidamo ku sugan Raaskambooni.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamada Nabad Suggida Jubbaland ayaa Hubka lidka Diyaaradaha ku garaacay Diyaarad siday Shixnad Milateri oo u socotay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugneyd Raaskambooni ee Gobolka Jubbada Hoose. Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Jubbaland Jimcihii, Diyaaradda oo ka duushay Garoonka Aadan Cadde...