Category: Warar

Home » Warar » Page 164
Sheekh  Shariif  ”Fursad hala siiyo Nabadda Laascanood ”
Post

Sheekh  Shariif  ”Fursad hala siiyo Nabadda Laascanood ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii wada hadal lagu dhameyn lahaa xiisada ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay in dagaalka ka dhacay Laascanood dadkii ugu badnaa ay isaga barakaceen magaalada Laascanood kuwaas oo ku dayacan meelo kala...

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin  ugu tagayaa Cali JAYTE ?
Post

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin  ugu tagayaa Cali JAYTE ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha uu tagi doono degmada Maxaas. Ujeedka ugu wayn ee safarka Madaxwaynaha ayaa ah sidii , halkaas ugala kulmi lahaa Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo xilka laga qaaday . Waxa la sheegayaa in...

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! Qaybtii-9aad
Post

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! Qaybtii-9aad

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Wax badan oo DHallin-Yarrada Soomaaliyeed ahaayeen, xaggee bay inanga mareen?!                 Odeygii guriga lahaa iyo miskiinkii waa ay is af garteen, waxaana laysku gacan qaaday si farxad ku jirto, isla mar ahaantiina odaygii reerka gacanta  haysta Miskiinkii ayaa tusay qol yar oo irriddiisu banaanka ahayd oo inta...

MD Xasan”Waa lala xisaabtamaya kuwa ciidanka qiyaanada ku sameeyay”
Post

MD Xasan”Waa lala xisaabtamaya kuwa ciidanka qiyaanada ku sameeyay”

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la  joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa sida uu sheegay qalqal galinaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Hadal uu jeediyay ayuu ku soo hadal qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in ay jiraan kuwa doonaya in ay dhabarka ka jabiyaan dagaalka...

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 8aad
Post

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 8aad

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dad iyo dal la sahansaday baynu nahay ! Waxaa jiray guddi loogu magac daray Guddiga Xaqiiqo Raadinta, waxayna dadka  Soomaaliyeed ka fahamsanaayeen inuu yahay guddi ujeeddadiisu tahay inuu aruuriyo fal-danbiyeedyada ka dhashay dagaalladii kooxaha dhax marayay iyo sida xal looga gaari karo colaadihii waqtigaas jiray, iyo sidii ...

Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow
Post

Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow

Doolow (Raxanreeb ) Ilo xog ogool ah oo  ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas xaaskiisa ay ku dishay Taliyihii Nabad sugidda degmadaas. Taliyaha ayaa lagu dhax dilay gudaha hotel kuyaalla degmada Doolow, waxaana halkaasi halkaas gaaray ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Gedo. Haweeneyda dilka gaystay ayaa la sheegay in...

Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –”SJS Walaac ayay ku haysaa ”
Post

Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –”SJS Walaac ayay ku haysaa ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir. Qareenada iyo hawl-wadeennada Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa markii ka warheleen arrinkan gaaray xarunta maxkamadda. Wax dhageysi ah lama sameyn,...