Category: Warar

Home » Warar » Page 46
Rabshado dib ugu bilowday Itoobiya & Jabhad oo ku dhaw Adis Ababa.
Post

Rabshado dib ugu bilowday Itoobiya & Jabhad oo ku dhaw Adis Ababa.

Adis Ababa (Raxanreeb )Dagaalo kharaar oo maalmahan ka socday Waqooyiga agagaarka Shawa ee dalka Itoobiya ayaa soo xoogeystay labadii maalmood ee tagay. Warar kooban oo laga helayo xogta dagaalka ayaa sheegaya in maleeshiyada Amxaarada ee loo yaqaan FANO ay la wareegeen xarun talis ciidan ahayd, jug xoog leh na ku gaarsiiyey ciidamada diifaca Itoobiya. Goobta...

Fahad Yaasiin “Col ku dhac oo cadow kuu ciidami.”-JABUUTI.
Post

Fahad Yaasiin “Col ku dhac oo cadow kuu ciidami.”-JABUUTI.

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyihii hore Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin oo dhawaan ku soo biiray degalada baraha bulshada gaar ahaan X ayaa fariin u diray madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraalkiisa waxa uu kaga – hadlay kaalinta arrimaha Soomaaliya dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta isagoo sheegay in loo baahan yahayin Soomaalida ay kala...

 WARCUSUB  : Gantaal lagu dhuftay markab shidaal oo UK ay leedahay.
Post

 WARCUSUB  : Gantaal lagu dhuftay markab shidaal oo UK ay leedahay.

Britain (Raxanreeb )  Markab nooca shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Britain ayaa gubanaya ka dib markii Jimcihii lagu dhuftay gantaal ay soo tuureen Xuutiyiinta ku sugan xeebaha Yemen. Xafiiska Hawlgallada Ganacsiga Badaha ee UK (UKMTO) ayaa ka sheegay inay dhacdada ka dhacday meel 60 mayl-badeed koonfur-bari ka xigta magaalada Cadan Jimcihii, iyagoo sheegay...

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’
Post

‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’

Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtiga badan la soo galiyay dhamaystirka Dastuurka hadana  uu marayo meel gaba gaba ah oo la furi doono. Xasan Sheikh wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in...

FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.
Post

FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.

Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loogu falceliyay muuqaal madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo soo galay Hall-ka lagu caleemasaarayay Deni oo ay u istaagteen Xasan Sheekh  madaxdii joogtay hase ahaatee kursigiisu aan ka kicin saciid. Waxa ku jiray muuqaalkaas sidoo kale madaxwayne Saciid Deni oo ku amraya sida loo fasiray ku xigeenkiisa inuusan istaagan oo...

DENI  ‘’ Waxaan  dhigayaa  gogol  dib u heshisiin si khilaafka loo dhameeyo ‘’.
Post

DENI  ‘’ Waxaan  dhigayaa  gogol  dib u heshisiin si khilaafka loo dhameeyo ‘’.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu dhigo gogol dib u heshiisiin ah si loo wada hadlo. Madaxwayanha waxa uu sheegay  in loo baahan yahay in la soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee muddada dheer soo jiitamayay kaas oo ragaadeeyay geedi socodka dowladnimada Soomaaliya...

Itoobiyaan baneeyeen fariisimo ay ku lahayeen Jubbaland.
Post

Itoobiyaan baneeyeen fariisimo ay ku lahayeen Jubbaland.

Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidamada  Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay baneeyeen  xero  ciidan oo ku  taala deegaanada gobolada Jubooyinka ee maamulka Jubbaland. Ciidankan  ayaa qayb ka ahaa howlgalka ATMIS ee midowga Afrika oo markii hore la oran jiray AMISOM. Wasiirka Amniga  Jubbaland Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen...

SAWIRO  :  Sidee u dhacday xaflada caleemasaarka DENI ?.
Post

SAWIRO  :  Sidee u dhacday xaflada caleemasaarka DENI ?.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka dhacday xaflada caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni. Waxaa ka qayb galay xaflada madax hore , masuuliyiin siyaasiin iyo marti sharaf kale  oo lagu casuumay munaasabada caleeamasaarka Madaxwayne Saciid Deni. Munaasibadda waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Wadaxweynayaasha Maamul goboleedyada Soomaaliya, Koonfur Galbeed,...