Category: Warar

Home » Warar » Page 475
Atms oo kusoo biirtay dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe
Post

Atms oo kusoo biirtay dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe

Wararka kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ay haatan ku biireen dagaalka ka socda aagga deegaanka Cali Fooldheere oo dhaca duleedka degmada Mahadaay, halkaas oo ay muddo ku go’doonsan yihiin dagaalyahannada qaar katirsan Al-Shabaab.

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor
Post

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  ka dib weerarkii waxyeelada ay ka soo gaartay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa soo baxaya shaki badan oo arintaas ka dhashay. Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa diiday in   Galmudug uu sii joogo isla markaana uu ka soo dego Taliyaha NISA Mahad Salaad oo shaki badan laga qabo. Mahad...

Madaale oo ka degay Dhuusamareeb
Post

Madaale oo ka degay Dhuusamareeb

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarat magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.

XOG:  Xasan Sheekh oo quus u soo muujiyay mucaaradka KGS
Post

XOG:  Xasan Sheekh oo quus u soo muujiyay mucaaradka KGS

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka  Galgaduud waxaa kulan saacado socday ku dhaxmaray xubno ka socda maamulka koonfur Galbeed iyo Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya. Ujeedka xubnahan oo horkacaya   jilbo culusta koonfur Galbeed ayaa ahayd ka hadlida doorka Villa Soomaaliya ee doorashooyinka koonfur – Galbeed hase ahaatee taas ma aysan dhicin. Warar lagu  kalsoon karo ayaa...

SHAKI : Natiijida MACWIISLAYDA oo ka soo ifbaxday Maxaas.
Post

SHAKI : Natiijida MACWIISLAYDA oo ka soo ifbaxday Maxaas.

Maxaas (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Iska hor imaadkan ma ahayn mid dhaxmaray ciidanka Dowladda iyo kuwa Al- Shabaab taas bedelkeeda waxa  uu dhaxmaray Macwiislay iyo ciidanka Dowladda Soomaaliya. Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda ee Maxaas ayaa...

Hoobiyaal Gilgalay – Gobolka Banaadir + khasaaraha ka dhashay.
Post

Hoobiyaal Gilgalay – Gobolka Banaadir + khasaaraha ka dhashay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa qalgal ku abuuray   hoobiyaal dhawr ah oo ay  bar bar socotay qaraxyo ka dhacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dadka  ku nool magaalada Muqdisho ayaa ku waabariistay , dhawaqa hoobiyaasah kuwaas oo qaarkood ku dhacay xaafado ay deganayeen dadka shacabka ah . Madaafiicda ayaa xoogooda laga maqlayay degmooyinka...