Ra'iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo, tallaabo muhiim u ah, dowladda ayna tahay horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada in loo dhoweeyo adeegyada dowladda.
Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Bulshada Rayidka
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulan ballaaran la yeeshay Bulshada Rayidka ah, maanta oo talaado ah kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa xaqiijinta hiigsiyada dalka.
Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale
GAZA (Raxanreeb ) Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta afarta maalin ahaa. Muddo kordhinta heshiiskan xabbad-joojinta oo ay ku dhawaaqday dowladda Qatar, ayaa sare u qaaday rajada laga qabo in la helo xabad joojin dheeraad ah. Waxaa kale oo la filayaa in arrinntani ay...
DENI oo ugu sii daray xiisada doorashada
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa magacaanay Guddi ka shaqaynaya dhamaynta khilaafka ka dhashay doorashooyinka maamulkaas. Madaxwaynaha waxa uu sheegay in Guddigan uu si gaar ah ugu shaqayn doono sidii loo heli lahaa dhabo sahli karta in si nabad ah ay ku dhacdo doorashada oo ah waxa ugu wayn ee...
Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah
Garoowe (Raxanreeb ) Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay hadal dhab ah oo jira, hasa yeeshee mararka qaarkood ay ka xoog badantahay Qar Iska Xoornimmada qofka Soomaaliga ah!…Waxaa kaloo caqli badnaantaas mararka qaarkood qariya rabitaanka qofka oo gaara heer uusan wax kale...
Aabe saddexdiisa gabdhood ku dilay dalka Faransiiska
Aabe ku nool dalka Faransiiska ayaa Axaddii qirtay inuu dilay saddex gabdhood oo uu dhalay, wuxuuna isku dhiibay booliska, waxaa sidaas sheegay ilo-wareedyo ka tirsan dacwad oogayaasha iyo booliska.
Carruur gaajo ugu geeriyootay Baladweyne
Magaalada Baladweyne xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa waxaa ka taagan xaalad adag taasoo keentay fatahaadaha roobka iyo wobiga Shabeelle, oo aad u saameeyay guud ahaan gobollada qaar Hiiraan Jubbada Hoose Gedo.
Madaxweyne Deni oo ka hadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Puntland mudane Saciid Cabdullahi Deni, ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland, ee doorashooyinka bulshada iyo mucaaradka eedaha ay usoo jeedinayaan iyo sida isaga ay uga goa'antahay doorashooyinka inay dhacaan.
ARGAGAX : Qoys ku geeriyooday Dhismo ku dumay magaalada Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay ilaa seddax qof ayaa ku geeriyooday tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib dhismo ku dumay oo ku yaala degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Qoyskan ayaa deganaa meel kaabiga ku hayso dhabarka ka dambe ee halka dhismahan uu ka socday sida ay sheegeen dad halkaas ku sugan oo...
Suurtagal ma tahay in la kordhiyo xabad- joojinta marinka GAZA
GAZA ( Raxanreeb ) Maalintii afaraad ayay gashay xabad joojinta ka dhaqan gashay marinka GAZA si Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsadaan maxaabiista ay kala haystaan ka dib maalmo halkaas dagaal uu ka socday. Wakaaladaha wararka ayaa sheegaya in wali ay jiraan maxaabiis badan oo ay kala haystaan labada dhinac loona baahan yahay in la...









