Category: Warar

Home » Warar » Page 48
WAR KU CUSUB : Sarkaal Dowladda oo maydkiisa laga helay  gurigiisa.
Post

WAR KU CUSUB : Sarkaal Dowladda oo maydkiisa laga helay  gurigiisa.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa maanta oo Talaada ah ka soo baxaya sarkaal ka tirsanaa Hay’adda duulista hawada oo maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku ag dhaw Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hadda lama  ogaan sababta  dhabta ah keentay dilkan sarkaalkan oo asal ahaana ka soo jeeda Somaliland oo Dowladda...

Golaha ammaanka Q.M miyay go’aan ka soo saaray xiisadda Somalia & Itoobiya ?
Post

Golaha ammaanka Q.M miyay go’aan ka soo saaray xiisadda Somalia & Itoobiya ?

NewYork (Raxanreeb ) Xiisada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa marka marka ka sii dabeysay cirka isku shareeraysa taas oo keentay in walaac badan laga qabo xaalada labada dal. Waxaa – meesha ka baxay isku day kasta oo lagu doonayay in lagu xaliyo xiisada u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo  Itoobiya kuwaas oo is ...

SOMALILAND : Xeerka doorashooyinka oo muran ka tagnaa ee la ansixiyay.
Post

SOMALILAND : Xeerka doorashooyinka oo muran ka tagnaa ee la ansixiyay.

Hargaysa (Raxanreeb)-Maanta oo Axad ah   Golaha wiikiilada Somalilanda ayaa meel mariyay sharciga muranka badnaa ka tagnaa ee doorashooyinka. Xeerkan  ayaa dhaliyay muran badan oo la xiriirta – habka loo maray sida ay ku warameen qaar ka mid ah golaha oo warbaahinta  kula hadlay magaalada  Hargaysa ee Somaliland. Dib u dhaca faraha badnaa ayaa sidoo kale...

Wasiir Juxa ‘’Xasan Sheekh dowlad dhiska looma dhamo ee gaariga jooji‘’.
Post

Wasiir Juxa ‘’Xasan Sheekh dowlad dhiska looma dhamo ee gaariga jooji‘’.

Garoowe (Raxanreeb )– Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa , cadaadis uga  imaanaya dhinacyo kala duwan , waxaana ku fursan khilaafaadyo ugu kala imaanaya  xubnaha  mucaaradka iyo maamulka Puntland. Hanaanka awood qaybsiga oo ku dhisan Dowladda ayaa waxaa docda kale soo baxaya in Xasan Sheekh looga baahan yahay in meel ku sheego xubnaha wasiirada ee...

“Ninka ugu il-dheer baa , Dadka ugu ayaan daran ‘’.
Post

“Ninka ugu il-dheer baa , Dadka ugu ayaan daran ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay si deg deg ah ka dib markii waji gabax uu kala soo kulmay shirkii midowga Afrika ee Adis Ababa. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in sidoo kale uu qal qal amni uu kala kulmay ,  shirka maadam ay marti galinaysay shirkaa...

Dhaqaatiir Cuba u dhashay oo  ku afduubanaa Soomaaliya oo geeriyooday.
Post

Dhaqaatiir Cuba u dhashay oo  ku afduubanaa Soomaaliya oo geeriyooday.

Jilib (Raxanreeb ) – War ka soo baxay kooxda Al- Shabaab  ayaa lagu sheegay in ugu dabeyn  ay  geeriyoodeen dhaqaatiir Cuba u dhashay oo in muddo ah ay ku haysteen deegaanada ay xukumaan. Waxaa lagu sheegay warka ka soo baxay kooxda Al- Shabaab in dhaqaatiirtaas ay ku geeriyoodeen  duqeymo xagga cirka oo  ka dhacay degmada...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda : MW Xasan oo ficil fool xun kala kulmay Itoobiya.
Post

Wasaaradda Arrimaha Dibadda : MW Xasan oo ficil fool xun kala kulmay Itoobiya.

Adis Ababa (Raxanreeb ) –Wasaaradda arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hadda qirtay bahdilaadii ay Itoobiya maanta kusamaysay Madaxweynaha JFS. Wasaaraddu waxa ay sheegtay oo aan xilligan wasiir lahayn , in wafdi madaxwaynaha Soomaaliya xadgudub  ay ku sameysay Itoobiya. Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Soomaaliya ayaa bilowgii todobaadkan markii uu tagay Addis Ababa,...

Sheekh   Shariif  miyuu u  diyaargaroobayaa dagaal siyaasadeed ?.
Post

Sheekh   Shariif  miyuu u  diyaargaroobayaa dagaal siyaasadeed ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo sabti ah iska xaadiray fadhiga  Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Golaha shacabka ayaa  todobaadyada soo socda waxaa uu sii ambaqaadi doonaan ka doodista Dastuurka KMG ah oo farqaha loogu dhigan  isla markaana abuuray jawi siyaasadeed. Siyaasiinta sida aad ah u...