Category: Warar

Home » Warar » Page 505
Post

Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho  maxaa ka socda ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Dad deegaanka Ceelasha biyaha ku sugan ayaa RBC u sheegay in halkaas lagu arkayo askar badan oo Dowladda  Federaalka oo aan hore loo arki jiran. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii la sheegay in halkaas ay soo gaareen xubno hor leh oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Post

Madaxwayne Xasan ‘ Shiico ayaa dalka ka saarnay “

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka ay ka saareen Hay’ ado ajaaniib ah oo ka qayb qaadanayay shiiceynta dadka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in sidoo kale albaabada ay u laabeen safaarada Iiran ay ku lahayd Soomaaliya ka dib markii ay ka war helaan in ay...

Post

Horjooge Al- Shabaab oo lagu dilay Ceeldheer , Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al- Shabaab ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxa ay Dowladu ay ku warantay  in dilk sarkaalkan uu ka dhacay deegaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer ee  gobolka galgaduud. Sarkaal lagu dilay Degmada Ceelbuur...

Post

Mareynka oo duqeyn ka fuliyay Gobolka Bari ee Puntland

Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas diyaaradaha Mareykanka dueymo ay ka fuliyeen. Waxaa  lagu soo waramayaa in diyaaradaha duuliyaha lahayn ay beegsadeen saldhigyada kooxda Daacish ee buuraha galgala. Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in weerarkan oo ahaa kuwo is daba...

KIISKA Abdalle oo dib loo dhigay : Caddaaladda oo daahda waa caddaaladda oo la waayo !.
Post

KIISKA Abdalle oo dib loo dhigay : Caddaaladda oo daahda waa caddaaladda oo la waayo !.

Muqdisho (Raxanreb ) Sida ay xaqiijiyeen qareennadeena, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dhageysigii afraad ee kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate – SJS ahna Xoghayaha Guud ee Dalladda  SMSJ mudane Abdalle Ahmed Mumin oo loo ballaansanaa Khamiista berito 26 Jannaayo 2023. Sababta dib u dhigista...

Post

Jubbaland ‘’Al- Shabaab ayaa kala wareegnay deegaano ka tirsanJubbaland ‘’

Kismaayo   (Raxanreeb ) Ciidanka Jubaland ayaa maalmahan waxa ay howlgallo ka wadeen deegaannada galbeedka Kismaayo iyagoo la wareegay deegaanno ay horey uga talin jireen maleeshiyada Al-Shabaab. Xubno ka mid ah maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidanka maamulka sidoo kale xooga saareen in sidii ay kula wareegi lahayeen deegaanada kooxda Al- Shabaab ay kaga sugan yihiin...