Category: Warar

Home » Warar » Page 506
Dagaal – maanta markale ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka Sool
Post

Dagaal – maanta markale ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka Sool

Laascanood (Raxanreeb )  Maanta oo sabti ah waxa markale dagaal uu dhacay deegaano hoos yimaada  magaalada Laascanood ee gobolka Sool.’ Dagaalkan ayaa daba socda kuwo xiriir ah oo ka socday  magaalada Laascanood waxaana la sheegay in kan maanta uu yahay kii ugu qararaa Hub culus ayaa laga maqlayay gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanood halkaas oo...

Muxuu yahay qorshaha safarka madaxwayne Xasan Sheekh ee Galmudug?
Post

Muxuu yahay qorshaha safarka madaxwayne Xasan Sheekh ee Galmudug?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la qorshaynayaa in safar uu ku tago deegaanada  maamulka Galmudug. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Ciid oo intaas warkiisa ku daray in Galmudug lagu qaban doono shirka  wada-tashiga Qaran. Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa sheegay in bil kadib uu shirkaas oo...

Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay suuqa Degmada Caabduwaaq
Post

Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay suuqa Degmada Caabduwaaq

Caabudwaaq (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dab xoogan oo khasaare – gaystay kaas oo ka kacay suuq wayn oo ku yaala degmada caabudwaaq ee gobolka galgaduud. Dabka ayaa ka dhashay sida ay sheegayaan wararka nasoo gaarayo Kaalin Shidaal xilli lagu shubayay, taasoo sababtay inuu dabku si xowli ah ugu faafo goobo...

Muqdisho maanta “Qare” ma laga isticmaali karaa ? sabab layaab leh
Post

Muqdisho maanta “Qare” ma laga isticmaali karaa ? sabab layaab leh

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ganacsatada iibiso qaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dood adag ka keenay maanta lacag canshuur ah oo lagu kordhiyay. Suuqa qaraha oo ku – yaala degmada Wartanabadda ayaa la sheegay in maanta uusan shaqayn sabab la xiriirta muranka ka dhashay lacagta canshuurta. Maamulka degmada Wartanabadda ayaa lagu soo waramayaa in ganacatada qaraha...

DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan
Post

DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaarada diinta iyo awqaafta DF ayaa soo saaray liiska shirkadaha ku guuleystay Tartanka adeega Xajka. Tartankan ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxaana jirtay cabasho mararka qaar ka imaaneysay habka loo qabtay tartanka. Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa maalmihii la soo...

Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta
Post

Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta

Nairobi ( Raxanreeb ) Gaari ay saarnayeen arday iyo mid dadka rayidka ayaa shil ku – galay galbeedka magaalada Nairobi ee dalka Kenya. In ka badan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka tiro kale oo intaas ka badan ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badnaa arday iskuul u socotay. Baska oo...

Post

Tirada muhaajiriinta ku dhimanaya badda Tunisia oo korortay

Mas’uul u hadlay caafimaadka gobolka Sfax ee dalka Tuuniisiya, ayaa ka digay in tirada meydadka muhaajiriinta ee ka yimid dalalka ka hooseeya Saxaraha ee laga soo badbaadiyay doonyihii ku burburay maalmihii la soo dhaafay badda, ay ka badan yihiin tirada ay soo gudbiyeen kooxaha caafimaadka maxalliga ah.