Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray in uu Dalka Sweden ka hor istaagayo ku biirista Isbaheysiga NATO oo codkooda keliya uga dhiman haddii ay helaan in uu dalkaas xubin ka noqdo isbaheysigaas.
Maalintii 2aad oo magaalada Muqdisho uu ka soconayo Shirka Culuma’udiinka
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa maalintii labad galay shirka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed , kaas oo shalay ka furmay isla magaalada Muqdisho. Shirkan oo si rasmi ah u daahfuray Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in gaba gabadiisa ay ka soo baxaan qodobo xal u ah xaalada dalka ka jirta si gaar ah...
DABAGAL : Khasaraha ka dhashay qarax ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta oo Talaada ah ka dhacay isgoyska siinaay ee magaalada Muqdisho, Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu qarxay gaari yaallay wadada hareeraheeda, kaas oo la sheegay inuu lahaa sarkaal ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay gaariga qarxay ayaa sababay dhimashada hal qof oo ahaa wadihi...
Beledwayne : Ma Cabsi Al- Shabaab ayaa ka jirt ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka magaalada Beledwayne ayaa howlgal saacado badan qaatay waxa ay ka sameeteen xaafadaha magaaladaas. Ujeedka howlgalka ayaa lagu sheegay in ay tahay si loo xaqiijiyo amniga xaafadaha magaalada ka dib markii la sheegay in suurtagal ay tahay in falal amni darro ay ka dhacaan halkaas. Saraakiisha maamulka magaalada Beledwayne ayaa...
Dowladda Federaalka ‘’ 40 Al- Shabaab ah ayaa lagu dilay Mudug ‘’
Xarardheere (Raxanreeb ) War ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka ay qaadeen howlgal gaar ah oo ka dhan ah kooxda Al- Shabaab Waxa la sheegay in howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan la beegsaday xubno Al- Shabaab ah kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Beer Faarax oo dhaca...
Madaale oo booqday dad ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Gobolka
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kaddib weerarkii lagu qaaday xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.
Uganda oo xirtay 20 taageereyaal Arsenal kaddib guushii United
Koox ka kooban 20 dhallinyaro taageereyaal Arsenal ah oo u dhashay dalka Uganda kuwaas oo u dabaal degeyay guushii kooxdoodu ka gaartay Manchester United Axaddii ayaa lagu xiray magaalada Jinja ee dalkaasi.
WARBIXIN | Qorshaha NISA weerarkii xarunta gobolka Banaadir ka dib !!!
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dhaliil iyo dulduleelo amni ayaa soo baxaya ka dib weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ka fuliyeen xarunta maamulka gobolka Banaadir. In maalin cad gudaha kooxda Al- Shabaab u galaan xarunta gobolka Banaadir oo ah meel aad loo ilaaliyo ayaa keentay in laga shakiyo heerka amni ee caasimadda. Hay’ ada NISA oo...
Cumar Cabdulle Jacfaan ” Waa in la baaraa weerarkii Gobolka Banaadir “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii hore degmada Huriwaa ayaa sheegay in si deg deg ah baaritaan loogu sameeyo weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. Cumar Jacfaan ayaa sheegay in suurtagal aysan ahayn in xubno ka tirsan Al- Shabaab gudaha u galaan xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay shaqo ka socotay. Guddoomiyihii...
Duqeyn ka dhacay deegaano hoos yimaada Xarardheere.
Xarardheere ( Raxanreeb ) duqeymo xoogan ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo isniin ah in ay ka dhaceen deegaano hoos yimaado degmada Xarardheere ee gobolka Muddug. Deegaanka Caad ayaa lagu soo waramayaa in duqeymahan ay ka dhaceen halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab. Wakaalada Wararka SONNA ayaa sheegtay in...