Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Garaad ayaa si adag uga hor yimid muddo kordhin uu baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland u sammeeyay madaxweynaha hadda jooga Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
DEG DEG : Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho &Faahfaahin laga helayo
Gadiidka ayaa adeegsanaya waddooyin qardi- jeex ah
Odinga oo cadeymo uu ku wado gaari xamuul ah gaynaya Maxkamada Sare
Kiiska Mr Odinga ayaa waxaa sii xoojinaya in afar ka mid ah todobada xubnood ee doorashada
Soomaaliya & Qatar ma isla soo qaadeen tababarka ciidanka & Amniga
Dowlada Qatar ayaa xiriir wanaagsan oo aad adag la laheyd dowladii Madaxweyne Farmaajo, iyagoo ku taageeray dhaqaale iyo siyaasad intaba.
Sawirro: Barakacyaal hor leh oo soo gaaray duleedka Muqdisho
Qoysas badan oo ka soo barakacay gobollada abaaruhu ay ka jiraan ayaa soo gaaray duleedyada magaalada Muqdisho.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay danjiraha China
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda China Fea Shengchao.
Goobaha waxbarashada dalka Filibiin ayaa dib loo furay kaddib Covid-19
Waddanka Filibiin Malaayiin carruur ah oo ku nool Filibiin ayaa ku laabtay dugsiyada hoose iyo sare fasalladoodii ugu horreysay ee tan iyo markii uu faafay Caabuqa COVID-19 uu ku dhacay laba sanno ka hor
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed kaasi oo laga dhisayo degmada Matabaan.
Kate Foster ‘’Soomaaliya waxaan kala shaqayn doonaa Amniga‘’
Dowladda UK ayaa ka mid ah dowladaha Amniga ka taageera Soomaaliya
Al- Shabaab oo lix ruux ku toogtay Shabeellaha Hoose.
Waxa ay sheegeen Al – Shabaab in dadkan ay ka soo qabqabteen magaalooyin badan oo Soomaaliya