Category: Warar

Home » Warar » Page 658
Post

Ajaaniib lagu qabtau degmada Hobyo & halka ay ku sii jeedeen.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Hay’adaha amniga Galmudug ayaa gacanta ku dhigay 20 nin oo ajnabi ah, kuwaas oo ka yimid dhanka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in xubnahan lagu qabtay meel u dhaw xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa lagu soo waramayaa in ay  doonayeen in  dooni ay  ka raacaan xeebta...