Day: July 25, 2023

Home » Archives for July 25, 2023
Sheekh-Aadan-Madoobe
Post

Guddoomiye  Madoobe ‘’ Askartii lagu laayay Jeelle Siyaad waa masuuliyad darro ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee ka dhacay , Kulliyadda Jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye  Madoobe ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay weerarkaas oo uu sheegay in la fududeeyo in qofka is qarxiyay  uu gudaha u galo xarunta gaashaandhiga. Waxa...

Golaha  Wakiilada Puntland oo  ansixiyay wax ka bedelka  Dastuurka
Post

Golaha  Wakiilada Puntland oo  ansixiyay wax ka bedelka  Dastuurka

Garoowe (Raxanreeb ) Dood adag ayaa wali ka taagan in la furo Dastuurka taas oo xitaa ku keentay deegaanada maamulka Puntland xaalad hubaal la’aan ah iyo gacan ka hadal khasaare badan sababay. Xubnaha  Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa maanta oo Talaada ah waxay meel mariyeen , in wax laga bedelo Dastuurka oo siyaasiinta ay diidan...