Kor u qaadidda dhaqanka iyo wax-barashada dhallinta Soomaalida ee Minnesota! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Mareykanka qaxootinimo baan ku nimid waana laynagu soo dhoweeyay! Minnesota waa gobolka ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee shacabka Soomaaliyeed ee u soo haajiray dalka Maraykanka, waxaana lagu sheegaa 100 kun ilaa 107 kun mujtamac gaaraya oo Soomaali ah...
Category: Fikrado
Xaggee Bay Aadeen Dadkii Puntland?
Tirada dadka ku nool Puntland ayaa la sheegay inay si weyn hoos ugu dhacday muddadii toddobada sano ahayd ee uu Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni hoggaaminayay maamulka Puntland, sida ay muujinayaan xog iyo tirakoobyo la soo bandhigay. Magaalada Boosaaso ayaa sannadkan lagu sheegay inay ku nool yihiin 232,410 qof, iyadoo 124,893 kamid ah lagu tilmaamay dad...
Sida Roon Rabbigaa Ogaaday!
Nin doon yar ku kalluumeysan jiray ayaa mar kasta ka caban jiray shaqada uu hayo iyo dakhliga yar ee uu ka heli jiray. Wuxuu had iyo jeer Alle ka baryi jiray in uu ugu beddelo wax ka kheyr badan. Maalin maalmaha ka mid ah, dabeyl xoog leh ayaa ku dhufatay badda, waxayna ka baabi’isay doontiisii...
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?! Axmed-Yaasiin Max’ed SooyaanSoomaaliya
Ma awal baa Itoobiya jecayl innaga dhexeeyay?!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Soomaaliya Mar Kele DHiig Waa Loogu Wan Qali! Allow maxaan is naqaan! Waxaan garan la’ahay sababta dadku uga qeyliyeen in Suleiman Dedefo Woshe ay Itoobiya u soo magacowday safiirkeeda Soomaaliya, iyadoo la wada ogyahay cadaawadda soo jireenka ah ee Itoobiya u hayso Soomaaliya, iyo sida ay...
“Interlock: Dhibaatada Dadka Muqdisho”
Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo...
DHIBAATOOYINKA UGU KHATARSAN EE XASAN DAL DULEEYE IYO FARQIGA U DHEXEEYA MW FARMAAJO BAL ISU DHAGEYSTA?
Muqdisho (Raxanreeb online) – 1.Dhaqan Foosha Xun.-Xasan Dal Duleeye waa hooggaamiye ku caan baxay dhaqan xun,isagoo si bareer ah ugu takri fala awooddii qaranka,kana hor yimaada danta iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed. 2.Dhibaateynta Shacabka Danyarta ah.-Halkii uu daryeel u fidin lahaa dadka danyarta ah,wuxuu si ula kac ah uga dhigay bartilmaameed dhibaato,isagoo u adeegsanaya awooddiisa inuu...
Bashaar Al-assad oo khiyaanay lataliyeyaashiisa ammniga militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa
Suuriya (Raxanreeb online) – Wakaaladda wararka ee Reuters, waxay soo bandhigtay khiyaannada uu Bashaar Al-assad kula kacay la-taliyayaashiisa amniga, saraakiisha militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada xafiiskiisa, saacadihii u dambeeyay ee uu ka baxayay Dimishiq. Waatan sheekada; Saacado ka hor inta uusan u baxsan Moscow — Bashaar waxa uu la kulmay 30 ka tirsan saraakiisha u sarreysa...
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka dowladda federaalka iyo Jubbaland in uu dagaal dhexmaro
Waxaan aad uga walaacsanahay wararka ku saabsan suurta-galnimada dagaal hubaysan oo ka dhaca Jubaland, kaddib markii cutubyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) lagu soo daabulay gobolka Jubbada Hoose iyadoo loo adeegsaday diyaarado. Soo gaaritaanka ciidamada SNA waxay ku soo aadeysaa xilli ay korortay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxaysa hoggaanka Jubaland iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Dib u doorashada Donald Trump iyo siday u saameyn karto Soomaaliya
New York (Raxanreeb online) – Donald Trump waa mucjiso. Hadda waa 78 jir wuxuuna markii labaad noqonayaa Madaxweynaha Mareykanka. Taariikhda Mareykanka waa ninkii labaad oo kursiga madaxtinnimada qaata labo jeer oo aan isku xigin. Wxuuna hadda noqonayaa madaxweynihii 47aad. Wuxuu xafiiska la wareegi doonaa 20ka Jannaayo 2025. Trump ugu yaraan hal mar ayuu ka badbaaday...
Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan – Shuuke“Nin culus baa baxay oo baneeyay boos aan la buuxin Karin”.
Marka koowaad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyska Reer Cabdulle Cismaan “Codweyn”, iyo marwo Xaawo Aadan Camey. Sidoo kale waxaan Allah uga tuugayaa inuu naxariistiisa waasica ah siiyo marxuum Shuuke, janaadkiisa naciimka ahna geeyo. Aamiin, Aamiin. Walow jiil ahaan uu marxuum Shuuke wax weyn iga horeeyay, hadana waxaa jira taariikh, aqoon iyo degaan...







