Category: Xog

Home » Xog
XOG :Villa Soomaaliya oo laga diiday qorshe miiska u saarnaa
Post

XOG :Villa Soomaaliya oo laga diiday qorshe miiska u saarnaa

Baydhabo ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in tan & xalay halkaas ay ka socdeen kulamo loo kala kicin. Kulamadan ayaa inta badan u dhaxeeyay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnah mucaaradka ah kuwaas oo doonaya in meesha uu ka baxo Laftagareeen. Warar ayaa...

WARBIXIN : Dowladda oo doonaysa in doorasho la’aan lagu kala baxo KGS
Post

WARBIXIN : Dowladda oo doonaysa in doorasho la’aan lagu kala baxo KGS

Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , waxaa ka bilowday wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta ee – gogolashiisa uu dhigay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Wajigan labaad waxaa looga hadlayaa sida ay tahay in deegaanada maamulka Koonfur Galbeed lagu qabto doorasho la ogyahay waqtiga ay dhacayso , una siman yihiin...

Post

Xuska aas aaska ciidanka Somaliland oo laga diiday Sool , Sanaag & Cayn

Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland oo dagaal uu kaga furan- yahay gobolada Sool sanaag iyo cayn ayaa maanta oo ku beegsan aas aaska xuska ciidankeeda hakisay oo kama jiraan deeganadeed xuska maalintan oo sanadka kasta 02-02- la qaban jiray. Somaliland ayaa ciidamo fara badan u diray deeganada sanadkan uu culayska kaga furan yahay ee Sool sanaag...

15-Qodob oo ka soo baxay Shirkii madaxda safka hore ee ka dhacay Muqdisho.
Post

15-Qodob oo ka soo baxay Shirkii madaxda safka hore ee ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho(Raxanreeb)Magaalada Muqisho waxaa ku soo dhamaaday goor dhaw shirka madaxda dalalkooda ciidanka ay ka joogaan kuwaas oo maanta soo gaaray caasimadda. Shirkan inta uu socday ayaa madaxda wadamada safka hore waxay isku raaceen 15 – qodob : 01. In la tixgeliyo madaxbannaanida dhuleed, siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya. 02. Waxaa lagu amaanay Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed...

Shirka ka furmay Laascanood oo soo afjari doono damaca Somaliland ee SSC.
Post

Shirka ka furmay Laascanood oo soo afjari doono damaca Somaliland ee SSC.

Laascanood ( Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool maanta oo sabti , waxaa ka furmay shirka aaya – ka tashiga dadka dega gobollada Sool Sanaag & Cayn. Shirkan oo qaban – qaabadiisa ay socotay maalmo badan waxaa ka qayb galaya waxgaradka , isimada iyo aqoonyahanada deegaanada gobolladaas kuwaas oo shirka ka soo saari doono...

Post

XOGTA: Shir go’ aanno laga saari doono oo ka furmaya Laascanood.

Laascanood ( Raxanreeb ) Shirka qaar ka mida beelaha dega ssc oo maanta shirkoodi ka dhicidoono magaalada lascaanood ee gobolka Sool. Go’aano  ayaa lagaga dhawaaqi doonaa sida ay sheegayaan xogaha saaka oo Sabti ah laga helayo magaalada Laascanood. Qaban – qaabada shirka ayaa ka jira maanta magaalada Laascanood ,halkaas oo amaanka ay sugayaan dadka deegaanka....

XAQIIJIN : Ma hargaysa laga furay goob lagu Ooyo ? Run ama Been !
Post

XAQIIJIN : Ma hargaysa laga furay goob lagu Ooyo ? Run ama Been !

Hargaysa ( Raxanreeb ) Baraha bulshada Soomaalida saacadihii la soo dhaafay waxaa aad loogu hadal hayay in laga furay xarun lagu ooyo. RBC oo baaris ku sameeyay arintan aadka loo – hadal hayo ayaa ogaatay in warkaas uu yahay mid aan jirin oo uu qayb ka yahay wararka been – abuurka ee faafintiisu ay aad...

Post

KHILAAF : Diwaangalinta doorashooyinka Puntland oo laga diiday Gobolka Nugaal .

Garoowe ( Raxanreeb ) Wararka RBC maanta oo Jimca ah uu ka helayo magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga diidan yahay diwaan galinta  doorashooyinka ka socda Puntland. Kulan looga hadlayay diwaan- galinta doorashooyinka oo ay isugu yimaadeen Odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa la xaqiijinayaa in fashil uu ku dhamaaday....

Post

DEG-DEG : Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Xamarwayne.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax weyn ayaa ka dhacay degmada xamarweyne ee gobolka banaadir. jugta qaraxa ayaa ah mid aad u weyn waxaana hada la maqliyaa dhawaqa rasaas ka dhaceysa goobta uu qaraxa ka dhacay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada xamar weyne ee gobolka banaadir.