Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Sare ee dalka ayaa si la mid ah maxkamadda Gobolka Banaadir iyo midda Racfaanka dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daauud oo lagu helay inuu dilay Xaaskiisii Luul Cabdi Casiis. Maxkamada Sare oo xukun dil toogasho ah ku riday Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu gubay Xaaskiisa....
Author: MR Guled (Hanad Guled)
DFS oo joojisay duulimaadkii Baydhabo & shacabka ku xaniban Garoonka Aadan Cadde.
Muqdisho (Raxanreeb )- Diyaarado dad shacab ah qaadi lahaa oo ku sii jeeday magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur-galbeed ayaa lagu xanibay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaana la sheegay in diideen in garoonka ka dhoofaan diyaaradaha saakay kusii jeeday magaalada Baydhabo Shalay ayey aheyd markii Sarkaal Ciidan...
DEG : DEG| Qaraxyo lagu hoobtay oo ka dhacay degmada Kaxda ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Laba qarax oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah aya waxa ay ka dhaceen Qoraxdhicii Galabta laamiga dheer ee degmada Kaxda Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa la sheegay inay inta badan sawiro ku galaan dhalinyarada Muqdisho xiliga qaraxa dhacayayna waxaa la sheegay inay dhalinyaro badan joogtay. Ilaa iyo hada lama oga...
Open Letter to PM Abiy Ahmed and President Muse Bihi on the Controversia MoU .
Dear President Muse Bihi and PM Abiy Ahmed, Don’t drive to disaster when you can’t fix it – There is always one or another way both parts can gian better solution, the solution that will not jeaporize Somaliland’s search for recognition, the solution that will allow Ethopia to access the need, However, you two decided...
Shirka wada-tashiga Qaranka oo Kismaayo ka furmaya.
Muqdisho (Raxanreeb )- Qaban qabada shirka madasha wada-tashiga Qaranka ayaa ka soconaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose kadib codsi ka yimid Madaxweynaha Jubbaland. Shirkan oo la filay in uu ka qabsoomo Muqdisho dabayaaqadii bishii hore ayaa la sheegay in uu u baaqday cudur-daar ka yimid Madaxweyne Axmed Madoobe oo hawla yeeshay. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan...
Bangladesh PM Sheikh Hasina flees country as students protest
DHAKA, bangladesh — Nearly 100 people were killed and hundreds more injured Sunday as renewed anti-government protests swept across Bangladesh, with protesters calling for the prime minister to resign and the prime minister accusing them of “sabotage” and cutting off mobile internet in a bid to quell the unrest. The country’s leading Bengali-language daily newspaper, Prothom...
HADDA : Ra’iisul Wasaarihii Dalka Bangladesh oo Is casishay – maxaa keenay ?.
Dhaka (Raxanreeb ) – Raiisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay isniintii waxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, xilli ay dalkaas ka socdaan mudaharaado rabshado wata, oo ah kuwii ugu xumaa ee dalkaas soo mara muddadii uu jiray. Taliyaha ciidamada General Waker-Us-Zaman oo khudbad ka jeediyay taleefishinka...
Baroordiiq & banaanbaxyo ka dhacay maanta Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbaxyo waa wayn oo lagu soo horjeedo weerarkii kooxd Al- Shabaab ay ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Dadkan waxa ayaa ka kala yimid xaafadaha iyo degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo ka xumaa weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee jimcihii ka...
Puntland | Maxabiis ku jirtay xabsiga Gaalkacyo oo baxsay.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- 13- ka mid ah maleeshiyaadka al-shabaab islamarkaana dil iyo xabsi daa’im ku kala xukunnaa ayaa ka baxsaday xabsiga saldhiga waqooyiga Gaalkacyo. laamaha ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaana ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan 9-kamid ahaa raggii baxsaday. Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo war qoraal ah soo dhigey bartiisa Facebook-ga ayaa wax...
MW Xasan Sheekh & Hay’adaha amniga oo ka kulmay weerarkii Liido & talaabo la qaadayo.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laamaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha ammaanka looga dhageystay warbixin ku saabsan weerarkii argagixisadu ku qaaday shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa xeebta Liido, qasaaraha ka dhashay iyo qorshaha lagu xaqiijinayo amniga caasimadda. Madaxweyne Xasan...