Category: Warar

Home » Warar
Xuuthiyiinta Yemen oo weeraro sababay khasaaro ku qaaday Sacuudiga
Post

Xuuthiyiinta Yemen oo weeraro sababay khasaaro ku qaaday Sacuudiga

Sanca (Raxanreeb Online) Xaaladda colaadda Yemen ayaa sii xumaanaysa kaddib markii la sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay weerarro isugu jira gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaadeen bartilmaameedyo muhiim ah oo ku yaalla Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah weerarrada lagu beegsaday kaabayaal saliid iyo xarumo militari, iyadoo la...

Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo ka horyimid hadal kasoo baxay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Post

Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo ka horyimid hadal kasoo baxay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Muqdisho (Raxanreeb Online ) Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga horyimid qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, kaas oo lagu dalbanayo in la soo saaro amar ama go’aan lagu nidaaminayo habraaca shaqada iyo mihnadda qareennimada. Ururka ayaa walaac ka muujiyay tallaabadan, isagoo ku dooday in nidaaminta mihnadda qareennimada ay leedahay sal-dhig sharci...

Banaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacaya Muqdisho
Post

Banaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacaya Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Dhallinyaro katirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ku qabtay kulankii ugu horeeyay ee qaban qaabada banaanbaxyo ay dowladu qorsheysay in lagu taageero Turkiga kaasi oo ka dhacaya Muqdisho. Banaanbaxa ayaa daba socda caadis maalmihi lasoo dhaafay dowladda la kulmeysay kaasi oo la xariira duqeyntii diyaaradeed ee ka dhacday degmada Doolow ee gobolka...

Shacabka degmada Baardheere oo loo ballan qaaday in dib-u-dayactir loogu sameeyn doono buundada muhiimka ah
Post

Shacabka degmada Baardheere oo loo ballan qaaday in dib-u-dayactir loogu sameeyn doono buundada muhiimka ah

Baardheere ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo ku sugan magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu ka muuqdo burbur xooggan. Taliyaha iyo saraakiisha kormeerka ku wehlinaysay ayaa sidoo kale u kuurgalay xaaladda guud ee wabiga mara magaalada Baardheere, gaar...

Muxuu kala hadlay Siciid Deni mas’uuliyiinta degmada Baargaal ?
Post

Muxuu kala hadlay Siciid Deni mas’uuliyiinta degmada Baargaal ?

Baargaal ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Baargaal, ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka Raas-caseer ee maamulka Puntland. Kulanka ayaa la isaga xogwareystay xaaladda guud ee degmada Baargaal iyo guud ahaan Gobolka Raas-caseyr, gaar ahaan dhinacyada Amniga, la-dagaalanka Argagixisada, la-dagaalanka Burcadbadeeda, Amniga badaha, horumarka...

Afhayeenkii hore ee Lafta-gareen oo farriin adag u diray dowladda federaalka…
Post

Afhayeenkii hore ee Lafta-gareen oo farriin adag u diray dowladda federaalka…

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Afhayeenkii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Xasan Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay doorka ay dhinacyada shisheeye ku yeelan karaan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee deegaanada Koonfur Galbeed. Afhayeenka ayaa sheegay in dowladda federaalka ay garab ka heleyso dalal shisheeye. Waxa uunta intaas ku daray in taasi aysan beddeli karin xaqiiqda ah...

Seyga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday
Post

Seyga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday

Daaru-salaam ( Raxanreeb Online) Seyga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday Seyga Madaxweyne Samia Suluhu Hassan, Hafidh Ameir Hassan, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-da Sebtembar 2026 geeriyooday. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Madaxweyne-ku-xigeenka Tanzania, Deogratius Ndejembi, Hafidh ayaa daaweyn ugu jiray Isbitaalka Emilio Mzena Memorial ee Zanzibar. Hafidh ayaa waxaa laga daaweynayay...

Shirka madasha Istiraatijiyadda Qaranka oo ka furmay Muqdisho
Post

Shirka madasha Istiraatijiyadda Qaranka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb gelaya hay’adaha dowladda, warbaahinta, bulshada rayidka ah, bah-wadaagta horumarinta iyo daneeyayaasha kale. Shirkaan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, waxaa daah-furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee dalka...

Banaan-bax ka dhan dowladda Turkiga oo ka dhacay Jubbaland
Post

Banaan-bax ka dhan dowladda Turkiga oo ka dhacay Jubbaland

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Banaan-bax ballaaran oo loogu soo horjeedo dowladda Turkiga, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ee maamulka Jubbaland. Dibax-baxayaasha ayaa muujiyay in ay ka soo horjeedaan duqeyntii degmada Doolow, oo ay madaxda Jubbaland horay ugu eedeeyeen dowladda Turkiga. Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah dowladda Turkiga, isla markaana...

Wafdiga Mareykan oo gaaray Ukraine si uu i bilaabo wadahadallo ka dib kulankii Putin
Post

Wafdiga Mareykan oo gaaray Ukraine si uu i bilaabo wadahadallo ka dib kulankii Putin

Moscow ( Raxanreeb Online) Laba ergey oo ka socda Mareykanka ayaa la filayaa inay Ukraine ku yeeshaan “wadahadallo wax-ku-ool ah” ka dib markii ay Moscow kula kulmeen Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlayay sidii loo soo afjari lahaa dagaalka. Steve Witkoff iyo Jared Kushner ayaa Axaddii gaaray Kyiv, ka dib markii ay Sabtidii...