Ciidamada Soomaaliyeed ee dhowaan lagu soo tababaray gudaha dalka Eritrea ayaa haatan wajahaya xaalad adag, taas oo ka dhalatay mushaar la’aan haysata, tan iyo markii dib loogu soo celiyay dalka, sida uu shaaca ka qaaday Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.
Day: July 30, 2023
Hoggaamiyeyaasha Afgamiga ee Niger oo ECOWAS u oggolaaday fara gelin
Hogaamiyayaasha afgambiga militari ee Niger ayaa sheegay in urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS uu sameyn karo faragelin militari oo dhow.
Midowga Yurub oo joojiyay taageeradii dhaqaalle ee uu siin jiray Niger
Midowga Yurub ayaa joojiyay taageeradii dhaqaale ee uu siin jiray dalka Niger, iyadoo Mareykanka uu ku hanjabay in uu tallaabadaasi oo kale uu qaadi doono ka dib markii hogaamiyeyaasha militariga ay afgambiyeen madaxweynihii sida dimuqraadiga ah loo soo doortay, Mohamed Bazoum.
Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!
Muqdisho (Raxanreeb ) – Qoys ka soo jeeda beesha Madhibaan ayaa maanta soo bandhigay tacaddi muddo lagu hayey oo sababtay in aabaha reerka uu xabsi u galo. Faadumo Subeyr oo ah seygeeda Sahal Daahir Cigaal uu haatan ku xiran yahay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa Kaab TV u sheegtay in ninkieeda la afduubtay 4tii...
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray rabashadahii ka jiray KENYA
Nairobi (Raxanreeb ) Xubno ka kala socda Madaxwaynaha talada haya ee Kenya William Ruto iyo hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas ee horkacaya dibadbaxyada Raila Odinga ayaa gaaray heshiis horudhac ah. Labada dhinac oo kulan saacado badan qaatay ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isla meel dhigay sida muhiim ay yahay in la joojiyo wax kasta...
Ganacsigiii yar yaraa ee laascanood oo si tartiib ah u bilowday
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka laga helayo ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafay xaaladda magaaladaas ay ahay mid ka duwan sidii hore. Waxaa lagu soo waramayaa in magaalada si tartiib tariib ah uu dib ugu bilaabanayo ganacsiyadii yar yaraa ee ka jiray magaalada sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dadka deegaanka...




