Month: January 2026

Home » Archives for January 2026
Turkey backs Somalia’s territorial integrity as ambassador participates in Las Anod ceremony.
Post

Turkey backs Somalia’s territorial integrity as ambassador participates in Las Anod ceremony.

The Turkish Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, has reaffirmed Turkey’s firm support for Somalia’s unity and territorial integrity. Speaking to the media in Las Anod, the capital of the North Eastern State Administration, Ambassador Aktaş stated that the Government of Turkey remains fully committed to standing alongside Somalia and supporting its cohesion and stability. He...

Somalia’s top leaders attend North Eastern State president’s inauguration in Las Anod.
Post

Somalia’s top leaders attend North Eastern State president’s inauguration in Las Anod.

Senior leaders of the Federal Republic of Somalia attended the official inauguration of the President of the North Eastern State Administration, Abdiqadir Aw Ali Firdhiye, held in Las Anod. The ceremony was attended by the President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud; the Prime Minister, Hamza Abdi Barre; leaders of the Galmudug...

Safiirro kala duwan oo ka socda dalalka caalamka oo gaaray Laascaanood
Post

Safiirro kala duwan oo ka socda dalalka caalamka oo gaaray Laascaanood

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Magaalada Laascaanood, waxaa goordhaw ka bilaaban doona xaflada caleema-saarka madaxweynaha maamulka waqooyi Bari iyo ku-xigeenkiisa, waxaana magaalada ku qulqulaya wufuud kala duwan oo ka qeyb galaya xafdlada. Sacaado ka hor waxaa magaalada Laascaanood gaaray safiirada dalalka Turkiga, Sacuudiga, Suudaan, waxaana la qorsheynaya in kuwo kala ay garaan, si ay uga qeyb...

Foreign diplomats attend Las Anod inauguration
Post

Foreign diplomats attend Las Anod inauguration

Diplomatic delegations from the Kingdom of Saudi Arabia, Turkey, and Sudan have departed Mogadishu and arrived in Las Anod, where they are attending the inauguration ceremony of the President of the North Eastern Somalia Administration. The visiting diplomats are expected to be joined by ambassadors and international representatives from China and Egypt, who are also...

Puntland oo ka hadashay dagaalkii xalay ka dhacay Garoowe iyo khasaaraha
Post

Puntland oo ka hadashay dagaalkii xalay ka dhacay Garoowe iyo khasaaraha

Garoowe ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga bixiyay iska horimaad khasaaro dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo xalay ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir oo shir jaraa’id ku qabtay taliska booliska gobolka Nugaal, ayaa ka wabixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalka xalay ka dhacay magaalada Garoowe....

hoggaamiyaha Mucaaradka Uganda oo la la’yahay meel la geeyay
Post

hoggaamiyaha Mucaaradka Uganda oo la la’yahay meel la geeyay

Kambala ( Raxanreeb Online) Wiilka uu dhalay hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, Bobi Wine, ayaa sheegay in ciidanka iyo xoogagga gaarka ah ay qafaasheen labadiisa waalid oo geeyeen meel aan la garanayn. Goor sii horaysay, Bobi Wine wuxuu sheegay in lagu hayay xayiraad guri ka dib markii uu ka cabanayay khiyaano ka dhacday doorashadii madaxweynaha ee Khamiista....

Sacuudi Carabiya, Masar iyo Soomaaliya oo yeelanaya isbahaysi Milatari
Post

Sacuudi Carabiya, Masar iyo Soomaaliya oo yeelanaya isbahaysi Milatari

Riyadh ( Raxanreeb Online) Sida ay daabacday mareegta Blooberg Sacuudi Carabiya ayaa gabagabaynaysa heshiis cusub oo ku saabsan isbahaysi milatari oo ay la yeelanayso Soomaaliya iyo Masar, qayb ka mid ah dadaalkeeda ‘’lagu xakameynayo saameynta Imaaraadka Carabta ee gobolka’’ ayaa lagu yiri. Qoraalka Bloomber ayaa intaa raaciyay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu dhowaan...

MW Xasan Sheekh oo Laascaanood ku qaabilay wefdi ka socda dowladda Jabuuti
Post

MW Xasan Sheekh oo Laascaanood ku qaabilay wefdi ka socda dowladda Jabuuti

Laascaanood (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay, wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo ka qeyb galaya Munaasabadda caleemo-saarka madaxda la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mas’uuliyiinta la wadaagay abaalka taariikhiga ah ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed...

Somali President to Stay Overnight Near Hargeisa on Official Visit
Post

Somali President to Stay Overnight Near Hargeisa on Official Visit

Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, and Hamza Abdi Barre arrived in Las Anod, the capital of the Sool region, on Thursday, marking a highly symbolic and historic visit to the city. The President and Prime Minister landed at Las Anod Airport minutes apart, where they were formally received by senior...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood
Post

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood

Laascaanood (Raxanreeb Online) Madaxweynaha  Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiin heer federaal, Heer Dowlad-Goboleed, Isimada Dhaqanka, Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo madax dalka xilal kala duwan kasoo qabatay iyo hoggaanka Ciidamada Booliiska...