BARDHERE— Nearly 10 soldiers were killed and several others wounded in an Al-Shabaab attack on a military training camp in Baardheere district, Gedo region, according to local reports. The attack began with artillery fire targeting a camp where newly recruited federal government forces were being trained. The shelling reportedly caused casualties among the troops at...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Wararkii ugu dambeeyey weerar askar badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Baardheere
Baardheere (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 askari ay ku dhinteen, halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen weerar maanta ka dhacay degmadaasi. Weerarka ayaa la sheegay inuu ku bilowday madaafiic ah, waxaana lagu beegsaday xero lagu tababarayay laguna qorayay ciidamo dowladda federaal ah ee cusub....
Walaac adag oo laga muujiyay iska horimaadyada ka socda Koonfur Galbeed
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiir hore Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti, ayaa walaac xooggan ka muujiyey dagaallada iyo iska horimaadyada ka socda deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya Koonfur Galbeed. Fargeeti ayaa sheegay in xasillooni waarta aan lagu gaari karin dagaal iyo iska horimaad, balse loo baahan yahay in dhinacyada ay khuseyso ay u istaagaan sidii loo...
Guddoonka Aqalka sare oo kulan la qaatay safiirka dalka Jaubuuti
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu la socdo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah ayaa Guddoomiyaha iyo Safiirku...
Puntland Authorities Hunt Suspects in Killing of Gaalkacyo Businessman
GAALKACYO,— Security forces in Somalia’s Puntland state are searching for suspects accused of killing businessman Ahmed Yusuf Haamey, who was shot dead in the city of Gaalkacyo, according to an initial statement from Puntland authorities. Puntland security officials appealed for calm following the killing, warning residents against retaliation or any actions that could further threaten...
Pakistan oo digtay kooxda Xuutiyiinta
Pakistan ayaa sheegtay inaysan jirin wax “madmadow ah” oo ku saabsan weerar lagu qaado mid ka mid ah saddexda xubnood ee dhowaan la sameeyay “Isbahaysiga Difaaca Makkah”, isla markaana weerarka noocaas ah loo aqoonsan doono inuu yahay weerar lagu qaaday dhammaan saddexda xubnood. Wasiirka Difaaca Pakistan ayaa sidoo kale ka digay in heshiisku dhaqan geli...
Mogadishu Prepares for Pro-Turkey Rally Amid Gedo Tensions
MOGADISHU-(Raxanreeb Online) — Youth affiliated with the Banaadir Regional Administration have begun preparations for a planned demonstration in support of Turkey, holding their first organizing meeting in Mogadishu, according to sources familiar with the matter. The planned rally follows mounting pressure on the Somali federal government over an airstrike in Dolow District, Gedo Region, which...
Xuuthiyiinta Yemen oo weeraro sababay khasaaro ku qaaday Sacuudiga
Sanca (Raxanreeb Online) Xaaladda colaadda Yemen ayaa sii xumaanaysa kaddib markii la sheegay in Xuutiyiinta Yemen ay weerarro isugu jira gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaadeen bartilmaameedyo muhiim ah oo ku yaalla Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah weerarrada lagu beegsaday kaabayaal saliid iyo xarumo militari, iyadoo la...
Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo ka horyimid hadal kasoo baxay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Muqdisho (Raxanreeb Online ) Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga horyimid qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, kaas oo lagu dalbanayo in la soo saaro amar ama go’aan lagu nidaaminayo habraaca shaqada iyo mihnadda qareennimada. Ururka ayaa walaac ka muujiyay tallaabadan, isagoo ku dooday in nidaaminta mihnadda qareennimada ay leedahay sal-dhig sharci...
Banaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacaya Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dhallinyaro katirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ku qabtay kulankii ugu horeeyay ee qaban qaabada banaanbaxyo ay dowladu qorsheysay in lagu taageero Turkiga kaasi oo ka dhacaya Muqdisho. Banaanbaxa ayaa daba socda caadis maalmihi lasoo dhaafay dowladda la kulmeysay kaasi oo la xariira duqeyntii diyaaradeed ee ka dhacday degmada Doolow ee gobolka...








