Mogadishu (Raxanreeb Online) – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, on Saturday evening hosted an iftar meeting with leaders of several registered political associations as part of ongoing consultations on the country’s political direction and democratic transition. According to officials, the discussions focused on the prevailing political situation and efforts...
Month: March 2026
Muxuu ka hadlay madaxweyne Xasan Sheekh madaxda Ururrada siyaasadeed ee dalka ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu kala hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo xoojinta hannaanka curdunka ah ee dimuqraadiyadda. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ka dhageystay talooyin iyo aragtiyo ku saabsan horumarinta nidaamka doorashooyinka iyo sidii...
Somaliland oo ka hadashay weerarka Iiraan
Hargeysa (Raxanreeb Online) Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ayaa lagu cambaareeyay weerarka ay Iiraan ku qaadday qaar ka mid ah dalalka Khaliijka. “Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay si adag u cambaaraynaysaa duqaymaha ay dawladda Iran ku bartilmaameedsatay labada dal ee Imaaraadka Carabta, Dawladda Qadar, Dawladda Kuwait, Boqortooyada Baxrayn, Boqortooyada Sucuudiga iyo Boqortooyada Hashmi...
Dowladda Iran oo xaqiijiyay inuu geeriyooday hoggaamiyihii kacaanka Ayatollah Khamenei
Tehran (Raxanreeb Online) Telefishinka Qaranka Iiran, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in la dilay hoggaamiyihii sare ee Iiran Ayatollah Cali Khamenei. Geerida Khamenei ayaa sheegay in dalku uu geli doono 40 maalmood oo baroordiiq ah. Mar sii horreysay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay dilka hoggaamiyihii sare ee Iran Cali Khamenei, qoraal uu...


