Kooxda Manchester United ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkaan, kaddib markii ay 2-1 ku garaacday Manchester City finalkii koobka FA-ga Sabtida maanta ah, islamarkaana ay ka diiday kooxda ay xafiiltamaan inay mar kale isla qaaddo labada koob, iyada oo ku guuleystay markii 13-aad.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Mareykanka oo mar kale ka digay weeraro Argagaxiso oo ka dhaca gudaha Muqdisho
Mareykanka ayaa digniin culus kasoo saaray weeraro argagixiso oo ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo looga cabsi qabo in ay geeystaan kooxda Al-Shabaab.
Kenya oo degdeg u geyenysa Haiti ciidamo
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in booliskiisa nabad ilaalinta la filayo in ay gaaraan Haiti saddax toddobaad gudahood si ay u joojiyaan rabshadaha sii kordhaya.
Maxkamadda ICJ oo Isra’il ku amartay in ay joojiso duullaankeeda Rafax
Maxkamadda ICJ oo Isra'il ku amartay in ay joojiso duullaankeeda Rafax
Ciidamada Macawiislayda oo saanad ciidan kasoo furtay Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa howlgal culus oo maanta ciidanka Macawiisleyda ee ku sugan Galgaduud ku qaadeen kooxda Al-Shabaab, kaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay kooxda, hub badana looga soo furtay halkaasi.
Ciidamo cusub oo maanta Muqdisho tabar loogu soo xiray
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa maanta tababar u soo xiray ciidan cusub oo gaaraya illaa iyo 70 askari.
Sacuudiga oo $19 bilyan kusoo iibsanaya diyaarado cusub
Shirkadda Saudi Group ee Boqrtooyda Sacuudiga ayaa sheegtay inay iibsan doonaan 105 diyaaradood oo Airbus ah, iyagoo ku ammaanay heshiiska inuu yahay kii ugu weynaa ee diyaaradeed ee taariikhda Boqortooyada.
Baraktar Akansi: Sidee ayay diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ku heshay burburka diyaaradii helicopter-ka ee Ibrahim Raisi’?
Kadib markii ay soo baxday warka ku saabsan in diyaarad uu la socday madaxwaynihii Iran Ibrahim Raisi ay dhacday habeenkii Axada, waxaa bilaabmay baadigoobka sidii loo soo heli lahaa burburka diyaaradaasi .
Qaramada Midoobay oo hakisay cunto qaybintii ay ka waday Rafax
Qaramada Midoobay ayaa hakisay qaybinta cuntada ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada oo sare u kacay.
Aabe 40 jir ahaa oo qoyskiisa lagu dhex dilay duleedka Muqdisho
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa dil qorsheysan oo habeen hore kooxo hubeysan ka gaysteen duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo loo gaystay Aabe ku dhex jiray carruurtiisa iyo qoyskiisa, xili uu ku sugnaa afaafka hore ee gurigiisa.









