Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Waa kuma ninka aan la aqoon ee Yuhuuda ay ugu cabsida badan tahay?
Post

Waa kuma ninka aan la aqoon ee Yuhuuda ay ugu cabsida badan tahay?

Tan iyo markii uu billowday dagaalka Xoogga Falastiinyiinta iyo Israa’iil u dhaxeeya, 31 maalin ka hor, magaca ugu badan ee ay Falastiiniyiinta, dadka Carabta ah iyo bulshooyinka kale ee taageera qadiyadda reer Falsatiin ay ku celceliyaan ayaa ah “Abu Cubeyda,” oo ah afhayeenka milatariga ee guutada Al-Qassam, ee garabka hubaysan ee dhaqdhaqaaqa Xamaas.

ntony Blinken oo tagay Ankara
Post

ntony Blinken oo tagay Ankara

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana safarkiisaani uu qayb ka yahay socdaal ku saabsan arrimo diblumaasiyadeed oo gobolka bariga dhexe uu ku marayo.

Israa’iil oo kordhisay duqeymaha Gaza, dhimashada oo dhaaftay 9,770
Post

Israa’iil oo kordhisay duqeymaha Gaza, dhimashada oo dhaaftay 9,770

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay 450 bartilmaameed oo ay laheyd Xamaas, kuwaas oo ku yaalla Gaza, waxaana ciidamada Israa'iil ay sheegeen inay la wareegeen xarun ay ku sugnaayeen Xamaas 24-kii saac ee la soo dhaafay, iyada oo wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ay sheegtay in duqaymaha cirka ay ku dhinteen tobannaan qof.

Qoysas fatahaada Baydhabo ka barakacay
Post

Qoysas fatahaada Baydhabo ka barakacay

Magaalada Baydhabo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo saacadihii u dambeeyay uu ka da’ay roobka Dayrta waxaa ka dhashay daadad xooggan oo sababay in ay barakacaan qoysas horleh.

Maxkamadda Ciidamada oo dil  ku xukuntay ninkii dilay Awdaango wiilkiisa
Post

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay ninkii dilay Awdaango wiilkiisa

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo haystay Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo lagu soo eedeeyay inuu dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) iyo Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf oo loo soo xiray inuu eedeysanaha ku gacan siiyay, isla-markaana uu dilaaga usoo dhiibay qoriga uu dilka ku geystay.