Author: mowliid A (mowliid A)

Xirintaanka Hay’adda USAID ee Mareykanka oo sababtay dagaal dhexmara Ilahaan Cumar & Elon Musk
Post

Xirintaanka Hay’adda USAID ee Mareykanka oo sababtay dagaal dhexmara Ilahaan Cumar & Elon Musk

New York (Raxanreeb online) – Maamulka Trump ayaa sheegay in mar kale xirayaan oo aanay shaqayn doonin xarunta dhexe ee Hay’adda Gargaarka Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee ku taalla bartamaha Washington DC, taasoo ka dhigan in shaqaalaha hay’adda laga hor istaagi doono inay galaan xarunta maalintii labaad iyadoo la qorsheynayo in hay’addan la xiro...

Ciidanka Puntland oo saakey dhowr jiho ah ka weeraray kooxda Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo saakey dhowr jiho ah ka weeraray kooxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo wada hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday degaannada ay weli kooxda Daacish kaga harsan yihiin ee togga Jeceel. Sidoo kale, qaar kamid ah ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku qalabaysan hubka culus ayaa saaka ilaa afar jiho...

DEG DG: Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo
Post

DEG DG: Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dagaal culus ayaa saakey aroortii ka qarxay Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo waxaana ku dagaalamaya laba Ciidan oo kala taageersan Jubbaland iyo DF. Sidoo kale, dagaalka oo ah mid xoogan ayaa goordhow ka qarxay bartamaha magaalada, waxaana labada ciidan ay isku hayaan gacan ku heynta degmadaasi. Dhanka kale, dadka deegaanka ah...

Implications of Trump’s decision to cut off American contributions to global aid: A case study of Somalia
Post

Implications of Trump’s decision to cut off American contributions to global aid: A case study of Somalia

Mogadisho (Raxanreeb online) – President Donald Trump’s recent decision to freeze American contributions to global aid through USAID has sent shockwaves across the international community, particularly in countries heavily reliant on foreign assistance. Among the most affected is Somalia, a nation where nearly 70% of its annual budget is funded by donor contributions. With a...

Ciidanka Puntland oo udaatay buuraha iyo godadka ku hareereysan Togga Jeceel ee buuraha
Post

Ciidanka Puntland oo udaatay buuraha iyo godadka ku hareereysan Togga Jeceel ee buuraha

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ladagaalanka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa maanta wada howlgal balaaran oo lagu beegsanaayo dagaalyahannada kooxda Daacish, waxa uuna howlgalkan maanta ka socda dhoor aag oo ay ugu horreeyaan togga Jaceel ee buuraha Calmiskaad. Sidoo kale, Ciidamada oo aad u diyaarsan ayaana maanta wada howlgal si weyn loo qorsheeyay oo ka...

Xildhibaan Cabdirxam cabdishakuur oo baarlamaanka ugu baaqay in xilka katuuraan Xamse
Post

Xildhibaan Cabdirxam cabdishakuur oo baarlamaanka ugu baaqay in xilka katuuraan Xamse

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaalada adag ee xilliggan dalka ku jiro, xilli ay shacabka Caasimadda Muqdisho wajahayaan xaalad dhaqaale xum oo aad u baahsan iyo barakicin dowladda kala kulmayaan. Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa xusay in xaaladda dalka ay kasii dareyso maalinba maalinka ka danbeeya, waxa...

Trump oo hakad galiyay muddo 30 cisho ah canshuurtii uu kusoo rogay Mexico & Canada
Post

Trump oo hakad galiyay muddo 30 cisho ah canshuurtii uu kusoo rogay Mexico & Canada

New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha markale dib loo darte ee Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii dib udhigay canshuur-kodhinti uu ku sameeyay badeecadaha ay Canada iyo Mexico ay u soo dhoofiyaan gudaha Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Sidoo kale, dib udhigista canshuurta lagu soo rogay Mexico iyo Canada ayaa timid kaddib marki uu madaxweyne Trump...

Ciidanka ammaanka Puntland oo qabtay Doon siday agabka ciidanka oo ka timid dhanka Yemen
Post

Ciidanka ammaanka Puntland oo qabtay Doon siday agabka ciidanka oo ka timid dhanka Yemen

Boosaaso (Raxanreeb online) – Laamaha ammaanka Puntland ayaa qabtay doon looga shakisan yahay in ay katimid dhinaca dalka Yemen, taas oo waday Tuutooyin iyo agabyo kale oo ay isticmaalaan ciidamada. Sidoo kale, war qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidanka hawlgalka la-dagaallanka argagixisada ee Puntland ,ayaa lagu sheegay in ciidamada amniga gobolka Bari, ku guuleesteen...

Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo taageeray howlgalka ka dhanka ah ee kooxda Daacish
Post

Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo taageeray howlgalka ka dhanka ah ee kooxda Daacish

Garoowe (Raxanreeb online) – Dhammaan xisbiyada siyaasadda ee ka jira Puntland oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray ayaa mucaarid iyo muxaafidba taageeray dagaalka Argagixisada looga saarayo buuraha Cal-miskaad. Sidoo kale, warsaxaafadeedka Xisbiyada siyaasadda Puntland ee kala ah Mideeye, Sincad, Kaah, Mustaqbal, Horseed, Ifiye, Shaqaalaha iyo Runcad ayaa lagu taageeray hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish (ISIS) ee...

Mexico iyo Canada oo si isku mid ah uga falceliyay canshuur kordhinta uu Trump ku sameeyay
Post

Mexico iyo Canada oo si isku mid ah uga falceliyay canshuur kordhinta uu Trump ku sameeyay

Canada (Raxanreeb online) – Dowladaha Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu falceliyay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareykanka kusoo rogay madaxweynaha dib loo dortey ee Donal Trump. Sidoo kale, Trump ayaa Sabtidi sheegay in ay dhaqan gashay tacriifta uu horay u saaray badeecadaha Mexico, Canada iyo Shiinaha isagaoo sigaar...