Author: mowliid A (mowliid A)

Soomaaliya oo cabasho uga gudbisay Kenya
Post

Soomaaliya oo cabasho uga gudbisay Kenya

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah cabasho uga gudbisay Kenya oo ay ku tilmaantay xad gudub aan la ogolayn oo hawadeeda lagu soo xad-gudbay taasoo ku saabsan in Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi diyaarad laga leeyahay dalka Kenya sida ay Mustaqbal...

Hub loo waday Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay.
Post

Hub loo waday Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay.

Beledweyne (Raxanreeb online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Hiiraanbkaas oo ay si wadajir u sameeyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka. Howlgalka oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagu soo qabtay hub iyo gaari ku socday dhanka kooxda Al-Shabaab sida uu shaaciyay...

Wararkii ugu dambeeyay Xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Gaalkacyo.
Post

Wararkii ugu dambeeyay Xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Gaalkacyo.

Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii xalay ay is-rasaasayn halkaasi ku dhexmartay maleyshiyaad kasoo kala jeeda labo beel oo ku dagaalamay Galbeedka Mudug. Israsaasaynta oo ka dhacday xaafadda Garsoor ayay wararku sheegayaan inay ka dhalatay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamo ka socday maamulada...

Madaxweyne Ciro oo kormeer guud ku sameeyay taliska guud ee ciidanka Soomaaliland
Post

Madaxweyne Ciro oo kormeer guud ku sameeyay taliska guud ee ciidanka Soomaaliland

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey taliska guud ee ciidamada maamulka Soomaaliland. Sidoo kale, wafdigan uu madaxweyne Ciro hor kacaayay ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiro, xildhibaano iyo taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee Soomaaliland. Dhanka kale, ujeedka socdaalka madaxweyne Ciro ayaa ahaa ukuur galida...

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho kusoo wajahan.
Post

Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho kusoo wajahan.

Ankara (Raxanreeb online) – Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq lagu soo dhaweynayo wafdiga sare Dowladda Turkiga ka socda kaas oo hordhac u ah Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo Soomaaliya kusoo imaanaya dhowaan. Wafdiga Turkiga ee Muqdisho imaanaya waxa ay gogol xaar u noqonayaan soo dhaweynta Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo xubnaha kale ee safarka...

Axmed Madoobe oo ka degay magaalada Nairobi iyo wararkii ugu dambeeyay
Post

Axmed Madoobe oo ka degay magaalada Nairobi iyo wararkii ugu dambeeyay

Nairobi (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaddib markii uu ka duulay magaalada Kismaayo. Sidoo kale, Axmed Madoobe iyo xubno la socday ayaa diyaarad gaar ah ka raacay magaalada Kismaayo, waxa ayna gaareen magaalada Nairobi, halkaas oo la filayo in uu kulamo...

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Codka.
Post

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara Doorashada Qof iyo Codka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Somaliya, Xasan Macalin, ayaa kooxaha mucaaradka ku ah ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin sharciyadii ay soo saareen Xukuumadda iyo Baarlamaanka, gaar ahaan kuwa la xiriira hanaanka doorashada dalka. Isagoo Khamiistii ka hadlayay Magaalada Muqdisho, ayuu Wasiir Macalin ku nuux-nuux saday inaysan jirin cid ama cudud ciidan...

Ciidanka Howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo soo riday diyaarado kale oo Drones ah
Post

Ciidanka Howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo soo riday diyaarado kale oo Drones ah

Calimiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca maamulka Puntland, ayaa qeybo kamid ah buuraha gobolka Bari kawada howlgallo ka dhan ah kooxda Daacish, waxa ayna ciidamada wadaan dedaalo ay kusoo afjarayaan dagaallmayaasha kooxdaasi ee wali ka dagaallamaya buuraha dhexdooda. Sidoo kale, kooxda Daacish oo isugu jirtaa Soomaali iyo ajaaniib, ayaa iyaguna iska caabino ay iskaga difaacayaan...