Author: mowliid A (mowliid A)

Soomaaliya iyo Ethiopia oo gaaray heshiis hordhac ah + qoddobada lagu heshiiyay
Post

Soomaaliya iyo Ethiopia oo gaaray heshiis hordhac ah + qoddobada lagu heshiiyay

Ankara (Raxanreeb online) – Waxaa magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wadahadaladii uu garwadeenka ka ahaa Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan una dhaxeeyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Sidoo kale, Kulankan oo saacado badan socday ayaa waxaa labada dhinac ay ku heshiiyeen iyadoo lagu saleynayo War Murtiyeedka wadajirka ee...

Madaxweyne hore Farmaajo oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni
Post

Madaxweyne hore Farmaajo oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalkii shalay ka dhacay Raaskambooni

Doxa (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalkii shalay deegaanka Raaskanbooni ku dhax maray ciidanka dowladda iyo Jubbaland, kuwaa uu sheegay in ay leeyihiin hal cadaw oo Al Shabaab ah. Sidoo kale, Farmaajo ayaa tilmaamay in dagaalka shalay dhacay uu muujinayo  xaaladda adag ee dalku...

Ciidanka Jubbaland oo hub iyo gadiid dagaal ka qabsaday ciidankii dowladda ee Raaskambooni
Post

Ciidanka Jubbaland oo hub iyo gadiid dagaal ka qabsaday ciidankii dowladda ee Raaskambooni

Raaskambooni (Raxanreeb online) – Xaalada deegaanka Raaskambooni oo shalay dagaalo culus ka dhaceen ayaa saakay degan, waxaana deegaanka si buuxda gacanta ugu haya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland, halka ciidankii dowladda ee halkaasi joogay noqdeen kuwa la qabtay iyo kuwa xadka Kenya ka gudbay. Sidoo kale, Ciidamada Jubbaland ayaana isku fidiyay guud ahaan deegaanka Raaskambnooni, waxa...

Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.
Post

Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.

Cape Town  (Raxanreeb online) – Kooxo hubeysan oo ah burcad u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape Town ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa goob ganacsi uu halkaasi ku lahaa. Muwaadinkaan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Saciid Cismaan Cosoble, waxaana goobta si deg deg ah uga baxsatay burcadii geysatay dilkiisa. Allah u...

Saddex Musharrax oo isugu soo hartay qabashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Post

Saddex Musharrax oo isugu soo hartay qabashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Saddex Musharrax ayaa isugu soo hartay Doorashada Guddoomiyaha Midowga Afrika kaddib markii uu haray musharrixii afaraad oo ah Anil Kumarsingh Gayan, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Mauritius sida uu sheegay Guddiga doorashadaas qaabilsan. Doorashada lagu kala reebayo musharrixiintaan waxa ay dhaceysaa 13ka Deseembar 2024 oo ku beegan Jimcaha Todobaadkaan, Doodda Musharrixiinta...

Xubnaha mucaaradka oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Raaskambooni.
Post

Xubnaha mucaaradka oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Raaskambooni.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland. Siyaasiyiintan oo qayb ka ah xubnaha mucaaradka dalka...

Jubbaland oo war kasoo saartay dagaalka saakey ka dhacay deegaanka Raaskambooni
Post

Jubbaland oo war kasoo saartay dagaalka saakey ka dhacay deegaanka Raaskambooni

Kismaayo (Raxanreeb online) – Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda Soomaaliya dhawaan geysay deegaanka Raaskanbooni iyo kuwa maanulka Jubbaland ayaa saakay ka qarxay duleedka Raaskanbooni ee gobolka Jubbada Hoose. Sida ay wararku sheegayaan dagaalka saakay qarxay ayaa ahaa mid aad u culus oo labada dhinac uu khasaaro kasoo gaaray, waxaana dagaalka la sheegay in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo wejigii saddexaad ee wadahadalka la yeelanayo Itoobiya.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo wejigii saddexaad ee wadahadalka la yeelanayo Itoobiya.

Ankara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya wareegga saddexaad ee wada-hadallada lagu qaboojinayo xiisadda kala dhexeysa Itoobiya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dalkaas Talaadadii, taasoo khatar ku ah xasilloonida gobolka. Haddii uu sidoo kale kulanka ka qeyb galo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxa ay noqoneysaa markii ugu horeysay...

Ka bixitaanka ATMIS dhalinaysa cabsi laga qabo in Al-Shabaab ay dib uga soo laabtaan Soomaaliya.
Post

Ka bixitaanka ATMIS dhalinaysa cabsi laga qabo in Al-Shabaab ay dib uga soo laabtaan Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah u soo gebagebayn doona hawl-galkiisa muddada 17-ka sano ah dhammaadka bisha December, taasoo sare u qaadaysa cabsida laga qabo inay dib u soo cusboonaato kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab. Hawlgalka xasilinta iyo taageerada Midowga Afrika ee...

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka dhacay Jubbada Hoose.
Post

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland oo ka dhacay Jubbada Hoose.

Raaskambooni (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in saaka uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland. Iska horimaadka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo agagaarka deegaanka Raaskambooni oo ah deegaan istiraatiiji ah oo ka tirsan gobolkaasi. Iska hor imaadka ayaa la sheegay in...