Muqdisho (Raxanreeb online) – Qoraal ay si wadajir ah ah goordhaw usoo saareen Madaxweyihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre iyo xildhibaan Cabdiraxmana Cabdishakuur, ayey uga hadleen damaca waalida ah ee muddo kororsiga uu ku riyoonayo Xasan Sheekh. Sidoo kale, qoraalka ay siyaasiyiintan soo saareen ayey ku...
Author: mowliid A (mowliid A)
Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ay ubadantahay in lagu kala tago & Axmed Madoobe oo maanta Kismaayo dib ugu laabanaayaa.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa ubadan in lagu kala tago, kaddib markii madaxda shirka ka qeyb galeysa qaarkood isku fahmi waayeen qodobada qaar ee shirka diirada lagu saarayay. Shirka oo aheyd in mar hore gaba-gabeeyo ayaa waxaa gabogabadiisa qaar iska diiday Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Madoobe,...
Madaxweyne Guudlaawe oo khudbad ka jeediyay Sanad guurada 8-aad ee Maamulka Hirshabelle iyadoo weli laga diidanyahay baladweyne.
Jowhar (Raxanreeb online) – Cali C/llaahi Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa khudbad uu ka jeediyay xuska sanad guurada 8-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Maamulka Hirshabelle, wuxuu ku nuux nuuxsaday waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu maamulkiisa diirada saarayo, sida amniga, cadaalada, daryeelka bulshada, baahinta maamulka iyo dhaqaalaha. Madaxweyne Guudlaawe oo khudbad...
Jubbaland oo Villa Somalia ku eedeysay inay maalgelisay baraha bulshada ee lagu weeraray Axmed Madoobe.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Agaasimaha Isgaarsiinta ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Xasan Xiis, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada Somaliya inay maalgelisay olole lagu aflagaadeeyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo lagu sameeyay baraha bulshada. Xiis ayaa ku andacoonaya in C/qaadir Cali Dige oo ah Agaasimaha Isgaarsiinta ee Villa Somalia uu soo agaasimay dacaayad laga faafiyay baraha...
Edogan Soomaaliya waxay gelaysaa Waa Cusub oo Horumarineed iyadoo Markabka Cilmi-baadhista ee Turkigu uu bilaabay Hawlgalka Tamarta.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay cagta saartay wadadii horumarka dhaqaalaha, barwaaqada iyo nabadda ka dib tobanaan sano oo colaado iyo xasilooni darro ah. Hadalkiisa waxa uu ka sheegay xaflad Sabtidii, halkaas oo uu kaga qayb-galay soo diritaanka markabka Oruç Reis ee Turkiga, kaas oo ku...
Kulan ay ka qeyb galeen taliyeyaasha ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada Kismaayo.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Isku xirka daneeyayaasha dowladnimada iyo amniga oo uu soo qabanqaabiyay Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya ee Xasilinta ayaa isugu keenay madaxda muhiimka ah iyo saraakiisha amniga ee Kismaayo si loo helo wadashaqeyn ballaaran oo lagu kobcinayo maamulka iyo amniga gobolka. Kulanka oo ay ka qeyb galeen taliyeyaasha ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Xoogga dalka...
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in muwaadiniintooda kala baxaan Lubnaan xili wadamada dadkooda kala baxayaan.
Lubnaan (Raxanreeb online) – Wadamada caalamka qaarkood ayaa bilaabay in ay muwaadiniintooda kala baxaan dalka Lubnaan xili dalkaas ay ka socdaan duqeymo culus oo ka dhan ah Xisbullah. Sidoo kale, garoonka diyaaradaha Beirut waxaa sixowli ah ugu socdo duulimaadyo joogto ah, xilli ay Isra’il si maalinle ku dhow iyana duqayn ugu waddo qaybo ka mid...
Nin shacab ah oo loo dilay moobeel dartiis iyo faahfaahino kasoo baxaya dilkiisa.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Kooxo hubeysan oo burcad lagu sheegay ayaa xalay deegaanka Warlaliska ee degmada Deyniile waxa ay ku dileen nin shacab ah, waxaana ninka la dilay la sheegay in laga dhacayay moobeel uu watay, isagoona ka biyo diiday in moobeelka si fudud looga qaato. Sidoo kale, burcada ayaana la sheegay in ay rasaas...
Muuse Jaamac Cige oo katirsanaa guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo is casilay.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Xubin muhiim ah oo katirsanaa guddiga komishinka xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in uu is casilay, kaddib qoraal uu soo saaray uu kaga hadlay is casilaadiisa iyo sababta rasmiga ah ee ku dhalisay. Sidoo kale, Muuse Jaamac Cige, oo kamid ahaa todobada xubnood ee guddiga xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa...
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Galgaduud.
Galgaduud (Raxanreeb online) – Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones-ka ayaa weeraro qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sida wararku sheegayaan. Weerarada la beegsaday ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Masagawaay, Baraag Sheekh Caamir ilaa Owsweyne, waxaana weerarka fuliyay...









