Muqdisho (Raxanreeb online) – Miski Xasan Dhicisow oo aheyd gabar uu dhlay Taliyaha qeybta guud ee Booliska HirShabeelle iyo saaxiibteed Foos ayaa shalay kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan dhabarka dambe ee guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne. Miski iyo Foos waxaa halkaas ku celisay qadarta Alle, waxaana sidii ay u...
Author: mowliid A (mowliid A)
Xildhibaanada Aqalka Hoose oo mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ay ku eedeeyeen maamul xumo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaanno ka tirsan Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Macallin Fiqi u gudbiyay maamulka Wasaaraddiisa. Mooshinkan ayaa si rasmi ah loo horgeeyay maanta oo Sabti ah hoggaanka baarlamaanka.Xildhibaanadan ayaa Fiqi ku eedeeyay in uu dhexda u galay howlihii shaqo ee wasaaradda,...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo xaalad caafimaad loo dhigay isbitaal.
France (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xaalad caafimaad loo dhigey Isbitaal ku yaalla dalka Faransiiska. madaxweyne Geelle oo isku diyaarinayay inuu magaalada New-York ee dalka Maraykanka kaga qayb-galo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa xanuunsaday, iyadoo la dhigey Isbitaal ku yaalla Faransiiska. Sidoo kale, ilo-Wareedyo kala duwan oo ku...
Hoggaamiyaha Iran Ayatullah Cali Khamenei oo hoygiisa laga saaray sababo laxiriira ammnigiisa.
Tehran (Raxanreeb online) – Hoggaamiyaha Iran, Ayatullah Cali Khamenei ayaa lagu soo warramayaa in si deg deg looga saarey gurigiisa magaalada Tehran, waxaana la geeyay goob ammnigeedu suganyahay, sida ay xaqiijisay Warbaahinta Reuters. Sidoo kale, talaabadan ayaa timid Kaddib markii ay Xisbullah oo ah kooxda ugu weyn kooxaha Iran taageero ay Sabtidi shalay xaqiijisay dilka...
Milateriga Israa’iil oo sheegay in ay dileen hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay dileen hoggaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah weerar xagga cirka ah oo ay ku qaadeen caasimadda Lubnaan ee Beyruut, inkastoo kooxdu aysan weli war ka soo saarin halka uu ku dambeyn doono. “Xasan Nasrallah mar dambe ma awoodo inuu argagax geliyo adduunka,” millatariga Israa’iil ayaa bayaan ay...
DEG DEG: Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Faahfaaino kala duwan ayaa kasoo baxaya gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey oo ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka. Sidoo kale, maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana goob aad u mashquul badan xliyada duhurka oo ay dad badan isugu...
Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle.
Jowhar (Raxanreeb online) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso kaas oo ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Xoolaha ee Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle. waxana uu sababay dhaawaca...
Dagaalyahano katirsan Alshabaab oo weerar gaadmo ah xalay kuqaaday barkoontarool oo kutaala degmada Kaxda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar toos ah ka fuliyay saldhig ciidan oo kuyaalla degmada Kaxda, waxa uuna weerarkan cabsi iyo khal khal badan ku beeray dadka shacabka ah ee degan aagga weerarku ka dhacay. Sidoo kale, dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday bar koontarool ay ciidamada ammaanka kaga...
Duqa magaalada New York oo lagu soo eedeeyay in uu qaatay lacag laaluush ah iyo wax isdaba maris.
New York (Raxanreeb online) – Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa tabinaysa in duqa magaalada New York oo caan ku ahaa la dagaallanka fal-dembiyeedyada dhaca, markan isaga dembi lagu soo oogay lana soo taagay maxkamad qaadeysa kiis dacwadeed loo heesto. Sidoo kale, duqa magaalada New York Eric Adams ayaa lasoo taagay maxkamada iyada oo loo heesto in...
Askari katirsan ciidanka dowladda oo si arxandaro ah udilay wiil dhallinyaro ah.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Askari katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in wiil dhallinyaro ah ku dilay xaafad katirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, waxaana dilkan si weyn uga argagaxay qoyska wiilka iyo dadkii kale ee u jeeday markii la dilayay. Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ku baxay dad is dagaalayay...









