Muqdisho (Raxanreeb online) – Shalay waxaa xuriyadiisa dib u helay Cali Cabdulle Sheekh Cali (Cali Geelle), oo dhawaan maleeshiyaad macawiisley ah oo kasoo jeeda degmada Ceeldheer kasoo afduubteen deegaan hoostaga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, ninkan xuriyadiisa shalay dib uhelay ayaa la sheegay in uu ahaa nin beeraley ah, waxaana afduubkiisa ka dambeeyay...
Author: mowliid A (mowliid A)
XOG: Taliye Sulub oo lafilaayo in xilka laga qaado saacadaha soo socdo iyo cida xilka lagu wareejin rabo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in isbuucan kulanka ay yeelanayaan golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaadayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Sulub Axmed Firin, iyadoo sidoo kale la magacaabayo taliye cusub. Sidoo kale, xil ka qaadista taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo mar hore la qorsheeyay ayaa waxaa kasoo...
Xildhibaan katirsan golaha shacabka oo maanta loo diiday in uu udhoofo magaalada Beydhabo.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa saakay loo diiday in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, xildhibaankan ayaana la sheegay in uu kusii jeeday magaalada Beydhabo oo laga soo doortay. Sidoo kale, Ciidamo katrirsan hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa u diiday Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullaahi Cismaan...
SSC-Khaatumo oo Puntland uga digtay muran dhul, wacadna ku maray inay difaaci doonto dhulkeeda.
Laascaanood (Raxanreeb online) – Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa ku eedeeyay Puntland inay ku soo xad-gudbeen dhul ay leeyihiin, waxayna tallaabadaas ku tilmaameen mid xad-gudub iyo meel ka dhac ku ah mas’uuliyadda ka saaran maamulka. Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Najiib Barkhadle Warsame, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray Talaadadii wuxuu kaga hadlay sheegashada Puntland ee ku...
Saraakiisha Soomaaliya iyo ATMIS waxay kor u qaadeen isku-dubbaridka ka dib markii ay si wadajir ah u tababareen hawlgallada.
Muqdisho (Raxanreeb online) – 26 sarkaal oo ka tirsan ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya (SSF) iyo kuwa howlgalka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa todobaadkii hore u soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah, kaasi oo lagu horumarinayay isku dubaridka iyo waxtarka howlgallada ciidamada wadajirka ah ee ka dhanka ah...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ee UNGA 79.
New York (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ka mid ah madaxda ka qeyb galeysa Shirweynaha 79-aad ee Qaramada Midoobay ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid yahay Sheekh Sabaax Khaled Al-Xamad Al-Mubarak Al-Sabah. Dhaxal sugaha Dawladda Kuwait. Sheekh Khaalid...
Dowladda Masar oo war kasoo saartay hubka ay usoo dirtay dowladda Soomaaliya.
Qaahira (Raxanreeb online) – Waxaa dekadda magaalada Muqdisho kusoo xirtay, markab weyn oo siday hub kala duwan oo loogu tala galay in ay adeegsadaan ciidanka xoogga dalka, hubkan waxaa Soomaaliya ugu deeqay dowladda Masar oo dhawaan iskaashi dhinaca milatariga ah yeesheen. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay lagu...
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo fashiliyay weerar Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Janaa Cabdalle.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamada daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee ka howlgala deegaanka istiraatiijiga ah ee Jannaha Cabdalle, ayaa saaka aroortii weerar qorsheysan ku qaaday dagaalyahano ka tirsan AS, kuwaas oo la rumeysan yahay in ay qorsheynayeen weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen fariisin ciidamada daraawiishta ay ku leeyihiin deegaankaasi. Howlgalka ayaa...
Waa in la joojiyo isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb onlin) – Shabakadda caalamiga ah ee IPI waxay ku celinaysaa baaqeedii hore ee ay ugu baaqday maamulada Soomaaliya inay joojiyaan isla xisaabtan la’aanta dalka. Xaaladda xorriyadda saxaafadda ee Soomaaliya ayaa weli ah mid aad looga walaacsan yahay, iyadoo saxafiyiinta ay weli la kulmayaan cagajugleyn iyo hanjabaadyo uga imaanaya dowladda Soomaaliya iyo kooxda xagjirka...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun ku ridday 4 Eedeysane oo lagu soo eedeeyay argagixiso.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku xukuntay Xasan Cismaan Aadan 13 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo dhan $20,000 oo doolarka Mareykanka ah, kadib markii lagu helay dambi ah inuu u fududeeyay fal dambiyeedka Al-Shabaab. Aadan, oo ka mid ah afarta eedeysane, ayaa lagu helay danbi ah in uu...









